[Topnews:-] Wiil ku dhex dhashay diyaarad hawada sare socotay oo seddex dhalasho xaq u yeeshay ?

0
Monday September 23, 2019 - 07:09:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3575
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Wiil ku dhex dhashay diyaarad hawada sare socotay oo seddex dhalasho xaq u yeeshay ?

    Wiil Dhalinyaro ah oo Marookiyaan ah ayaaa taariikhdu markay ahayd 1.10.2000 ku dhashay diyaarad socotay hawada sare Waxaanu ku helay 3 Jinsiyadood.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wiil Dhalinyaro ah oo Marookiyaan ah ayaaa taariikhdu markay ahayd 1.10.2000 ku dhashay diyaarad socotay hawada sare Waxaanu ku helay 3 Jinsiyadood.

Diyaarad ka soo Duushay Dalka Marokko Magaalada Casablanca taas oo u socotay Dalka Maraykanka ayaa soo aaday Hawada Yurub markii ay maraysay hawada Dalka ingiriiska ayuu dhashay, way dhaaftay waxay aaday dalka Ireland halkaasi oo ay ku dagtay gargaar caafimaadna oo dagdag ah looga dalbay, kadib way ka kacday waxay aaday Dalka Maraykanka Magaalada New York halkaasi oo ahyd halkay u socotay.

Hada wiilka waa 19 Jir waxa uu haysta Dhalashada wadamada England, Ireland, iyo Maraykanka.

Waxaanu Viso La'aan ku tagaa dhamaan wadamada Aduunka oo dhan.

Loading...

Sidoo kale waxa uu bilaash ugu safri doona Diyaarad uu ku dhashay.

WAA NIN NASIIB LEH,

KAWARAMA?

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...