[TopNews] Sarkaal Booliska Somalia kamid ah oo argagaxisada si dhow ula shaqeeya oo la kashifay

0
Thursday November 14, 2019 - 03:27:49 in Wararka by Sahal Muqdisho
  • Visits: 2841
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [TopNews] Sarkaal Booliska Somalia kamid ah oo argagaxisada si dhow ula shaqeeya oo la kashifay

    Caqabada ugu weyn ee haysata Dowladda Fedaralka Somalia.waa saraakiil si qarsoodiya ula shaqeeya kooxaha Argagaxisada kuwaasi oo ku milmay Hay'adaha amniga waana halis ka daran kuwa muuqda ee lala dagaalamaya sidaas waxaa lagu daabacay wargeyska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caqabada ugu weyn ee haysata Dowladda Fedaralka Somalia.waa saraakiil si qarsoodiya ula shaqeeya kooxaha Argagaxisada kuwaasi oo ku milmay Hay'adaha amniga waana halis ka daran kuwa muuqda ee lala dagaalamaya sidaas waxaa lagu daabacay wargeyska The Voice of the People Rooble Dheere waxaa uu kamid yahay Saraakisha Booliska ee sida dhow ula shaqeeya Al-Shabaab uguna dhex jira Hay'adaha amniga.

Sarkaalkan magaciisa lagu soo koobay Rooble Dheere waxaa uu Wargeysku sheegay in Argagaxisada Al shabaab u qaabilsan yahay sii deynta Maleeshiyaadka loogu xiro xarunta denbi baarista Booliska CID isaga oo lacago laalusha siiya Saraakisha ka shaqeeya xaruntaasi kadibna ka sii daaya Ragga Argagaxisada katirsan ee lagu soo qabto howlgalada ka dhaca Magaalada Muqdisho.

Loading...

 

Rooble Dheere waxaa uu Wargeysku sheegay in gabadhii isku qarxisay xarunta Gobalka Banaadir Basiira Cabdi Maxamed balse magaceeda dhabta ah uu yahay Maryam Cabdiraxmaan Muxumad Abiikar, noqday shaqsigii ugu wacitaanka badnaa ee lagu helay baarista maalinta ugu danbeysayna ku soo qaaday gaari nuuciisu yahay Sarive oo uu leeyahay.

Sarkaalkaan katirsan Booliska Somalia. ayaa sidoo kale Wargeysku sheegay in tiro 3 jeer kabadan Bishii safaro uu ku tago dhulka ay maamulaan Al shabaab qaraabo dhowna uu la yahay Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Banaadir Saadaq Joon.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...