[Waa kumma] dilaaga Aamusan ee Galmudug Liiban Shuluq?
Who is Silent killer of Galmudug State Liiban Shuluq ?
1- Wuxuu ahaan jiray qandaraasle maalgeliya burcad badeeda Somalia.
2- Wuxuu lacag badan ka helay Mashaariic uu ka qaatay maamulkii Galmudug ee Cabdikariim Guled.
3- Wuxuu gacan ka geystay sidii Madaxweyne Xaaf loo ridi lahaay ? wuxuuna qandaraaskaas ka qaatay Kheyre iyo Fahad Yasin.
4- Wuxuu Abaabulay qaraxii lagu dilay Wadaadkii Cabdiweli Sheekh Cali Cilmi iyo xertiisii. wuxuu qandaraaskaas ka qaatay Al-Shabaab.
5- Wuxuu abaabulay qaraxii lagu dilay Taliyahii Boliiska Galkacyo Cawil Tubaako. wuxuu qandaraaskaas ka qaatay Al-Shabaab.
6- Shaqadiisa ugu badan ee Al-Shabaab u qaban jiray waxey aheyd kala gudbinta hubka iyo u iibinta.
7- Wuxuu toos ugu xiran yahay oo qandaraasyadda ka qaataa Muxudiin Daqare iyo Cabdishakuur Calansidood.
8- Waxaa ka fashilmay weerar ismiidaamin uu rabay inuu ku laayo Madaxda Galmudug garabka Ahlusunah. waxaana Guriceel lagu qabtay ninkii uu hagayay ee ahaay nin u dhashay Raxanweyn ,Macalinweyne.
9- Wuxuu dalaalay oo Kheyre ka gudbiyay Jidgooyo looga celiyay inuu Galkacyo gallo.
10- Wuxuu ku guuleeystay in guddigga doorashadda Galmudug garabka Dhuusamareeb loogu daro Cumar Shido Seefle oo ahaay Sarkaal hore ee Al-Shabaab.
11- Wuxuu shaqooyinkiisa la kaashadaa Qooje Dagaari.
[Waa kumma] dilaaga Aamusan ee Galmudug Liiban Shuluq?
Who is Silent killer of Galmudug State Liiban Shuluq ? 1- Wuxuu ahaan jiray qandaraasle maalgeliya burcad badeeda Somalia. 2- Wuxuu lacag badan ka helay Mashaariic uu ka qaatay maamulkii Galmudug ee Cabdikariim Guled.