Wararka

Turkiga oo haya caddeymaha dilka Khashoggi

0 Visits: 2905 | Friday October 12, 2018 - 15:13:06
Turkiga oo haya caddeymaha dilka Khashoggi

Read More »

Taliye ku xugenkii hore NISA Abadalla Abdalla Oo ku eedeeyey taliyaha NISA iyo FAHAD inee gacan saar la leyihin AL-Shabaab

0 Visits: 2447 | Friday October 12, 2018 - 12:38:50
Taliye ku xugenkii hore NISA Abadalla Abdalla Oo ku eedeeyey taliyaha NISA iyo FAHAD inee gacan saar la leyihin AL-Shabaab

Read More »

Muxuu yahay xiriirka u dhaxeyo Ronaldo iyo Dagaalyahanka MUSLIMKA ah ee baryahaan Adduunka Gil-gilay SAWIRO

0 Visits: 4346 | Friday October 12, 2018 - 02:45:49
Muxuu yahay xiriirka u dhaxeyo Ronaldo iyo Dagaalyahanka MUSLIMKA ah ee baryahaan Adduunka Gil-gilay SAWIRRO

Read More »

[DAAWO] Xog xasaasiya Ethiopia iyo Somalia By Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Thursday October 11, 2018 - 10:38:56
DAAWO Xog xasaasiya Ethiopia iyo Somalia By Dahir Alasow

Read More »

[Dhageyso] Dowladda Somalia oo heshiiskii uga baxday Mukhtar Roobow iyo Wasiirkii qaabilsanaa oo qiray

0 Visits: 0 | Thursday October 11, 2018 - 10:31:56
Dowlada federaalka ee Soomaaliya ayaa dhawaan sheegtey in aysan sax ahayn in Sheekh Mukhtoor Rooboow oo horey uga tirsanaan jirey Al-Shabaab, marna noqdey ku xigeenka hogaanka jabhada, uu u tartamo madaxweynenimada Koonfur Galbeed. Arrintaas iyo waqtiga ay dowladu ka hadashey ayaa hadal hayn bulshada…

Read More »

[Topnews:-] Kiiska Qoraaga Jamal Khasogi: Turkiga oo dalbaday baaritaanka Guriga Qunsulka Sacuudiga

0 Visits: 1501 | Thursday October 11, 2018 - 10:23:06
Waagacusub.com - Iyadoo ay soo kordhayaan xogaha ku wareegsan qoraaga caanka ahaa ee dalka Sacuudiga Jamal Khashogi oo lagu waayey markii uu 2-dii bishan Oktoobar galay Qunsuliyadda Sacuudiga ee magaalada Istanbuul ayaa saxaafadda Turkiga ay shaacisay warar cusub oo ku saabsan kiiska baaritaankiisu…

Read More »

[Topnews:-] Emirate-ka oo hub badan ku daabulay Somalia iyo dalalka uu ka iibshay ?

0 Visits: 1907 | Thursday October 11, 2018 - 10:02:11
Waagacusub.com - Warbixin ay soo saartay kooxda QM ee la socodka xayiraadda hubka ee saaran Somalia iyo Eritrea ayaa lagu sheegay in Imaaraadka Carabta ay si buuxda u jebinayaan xayiraadda hubka ee saaran Soomaaliya.

Read More »

[Topnews:-] Qaramadda Midoobay oo sheegtay iney Al-Shabaab ka dhaqaalo badan yihiin Dowladda Somalia .

0 Visits: 1203 | Thursday October 11, 2018 - 10:02:11
Waagacusub.com - Warbixin ay soo saartay kooxda QM ee la socodka xayiraadda hubka ee saaran Somalia iyo Eritrea ayaa lagu sheegay in ilaha dhaqaalaha gudaha ee kooxda Al-Shabaab ay ka badan yihiin kana nidaamsan yihiin kan dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Read More »

[Feeraryahanka] Conor McGregor oo laga mamnuucay Ciyaaraha Xili uu codsaday Dagaal Celis ah

0 Visits: 3433 | Wednesday October 10, 2018 - 14:56:57
Feeraryahanka Conor McGregor oo laga mamnuucay Ciyaaraha Xili uu codsaday Dagaal Celis ah

Read More »

[Daawo Sirculus] Mustaf Cagjar oo dil u qorsheeyay Cabdi iley walaalkii Khadar M Omar

0 Visits: 0 | Wednesday October 10, 2018 - 08:04:46
Daawo Sirculus Mustaf Cagjar oo dil u qorsheeyay Cabdi iley walaalkii Khadar M Omar

Read More »

[Xog xasaasiya] Sidee Al-Shabaab lacagta canshuurta uga qaadaan ganacsatadda Somalia ?

0 Visits: 3342 | Wednesday October 10, 2018 - 07:49:11
Waagacusub.com - Kooxda Al-Shabaab ee dalka Soomaaliya waxa ay leedahay laba waaxood oo dadka shacabka ah uga soo qaada canshuuraha, sida lagu sheegay daraasad cusub. Waax waxaa la yiraahdaa Zakawaat, midka kalena Waaxda Maaliyadda.

Read More »

[Topnews] Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta oo si buuxda isugu dhiibay sirdoonka ISRAEL

1 Visits: 2457 | Wednesday October 10, 2018 - 07:49:11
Waagacusub.com - Wada-shaqeynta ka dhaxeysa sirdoonka Israel iyo Imaaraadka Carabta ayaa sanado badan daaha gadaashiisa laga waday, hase yeeshee warbixinno caalami ah ayaa kashifay heerka wada shaqeynta labada dhinac.

Read More »

Cabdikarin Qalbi-Dhagax oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

0 Visits: 1633 | Tuesday October 09, 2018 - 12:19:25
Cabdikarin Qalbi-Dhagax oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

Read More »

[Daawo] fadeexada afduubkii iyo Maxkamadeyntii Cabdi iley iyo meeydadkii Ismaaciil Buurgaabo iyo Mustafa Cagjar soo fageen

0 Visits: 0 | Monday October 08, 2018 - 18:31:45
Daawo fadeexada afduubkii iyo Maxkamadeyntii Cabdi iley iyo meeydadkii Ismaaciil Buurgaabo iyo Mustafa Cagjar soo fageen

Read More »

[Daawo] Qalbidhagax oo beesha Sacad Habargidir ku amaanay Geesinimo iyo qadiyad Somalinimo

0 Visits: 0 | Monday October 08, 2018 - 17:53:20
Daawo Qalbidhagax oo beesha Sacad Habargidir ku amaanay Geesinimo iyo qadiyad Somalinimo

Read More »

Waagacusub TV
Loading...