Wararka

[DHAGEYSO] Ururka ONLF oo xog cusub ka sheegay deyntii Qalbidhagax iyo Ceebtii ugu weyneed oo soo wajahday Farmaajo & Kheyre

0 Visits: 0 | Friday June 29, 2018 - 11:27:14
Ururka ONLF ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sii deynta Sarkaalka ka tirsan Jabahadda ONLF ee lagu magacaabo C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax), kaasi oo bishii September 2017-kii dowladda Soomaaliya ay ku wareejisay Itoobiya kadib markii lagu eedeeyay ka mid ahaanshiyaha ururada Argagixiso.

Read More »

[Dhageyso] hees Dahir Alasow soo qaaday

0 Visits: 0 | Friday June 29, 2018 - 09:10:06
In Jaceylku halis yahay Hiirtaanyo kulul yahay Hoowl iyo dhib leeyahay Anigoo hoyaadoo Hooygeeyga joogoo Meelna leeyga heeyn baan Hurda seexan waayaa Markaasaan Ugaasooy Nafta kuu hibeeyaa Kol dhaw baad heleeysaa Kuugu hambalyeeyaa

Read More »

[Daawo] Ra'isulwasaaraha Jarmalka oo qarka u saaran in shaqada laga eryo

0 Visits: 0 | Friday June 29, 2018 - 09:10:06
Raysal Wasaarada Jarmalka Angele Merkel waxaa soo food saaray culayskii ugu weynaa ee abid soo wajaha kaas oo ka dhashay qorshe qaxootiga ku saabsan oo ay isku khilaafeen xisbiga ay walaalaha yihiin ee CSU iyadoo Wasiirkeeda Arimaha Guduhu u qabtay ilaa 1 July. Ma ka badbaadi doontaa qalalaasaha hareeyey…

Read More »

[Sirculus] Isku daygii dil ee Qalbidhagax+ la kulankiisa Ra'isulwasaaraha Ethiopia +Safaaradda Somalia oo Passport-kii u diiday?

0 Visits: 4237 | Friday June 29, 2018 - 08:56:01
Waagacusub.com - Halyeey Cabdikariim Sheekh Muse ayaa laba habeen ka hor ka badbaaday isku day dil oo la qorsheeyay in laga afduubo Hotelkii uu Xabsiga guriga ugu jiray ee Addis Ababa kadibna waxeey Sirdoonka Ethiopia ee Xukumaddii hore qorsheeyeen iney ku dilaan Xadka Oromadda iyo Somali Galbeed.

Read More »

[Dhageyso] Wareeysi Qalbidhagax sii deeyntiisii iyo la kulankiisa Ra'isulwasaaraha Ethiopia oo codsaday

0 Visits: 0 | Friday June 29, 2018 - 02:26:20
Dhageyso Wareeysi Qalbidhagax sii deeyntiisii iyo la kulankiisa Ra'isulwasaaraha Ethiopia oo codsaday

Read More »

[DHAGEYSO Xog Culus] Xildhibaano ka tirsan BF oo Xasaanada laga Qaadayo iyo Masuulka Qorshahaas wada oo la ogaaday

0 Visits: 0 | Thursday June 28, 2018 - 15:07:05
Xog aan ka helnay Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Somalia ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Golaha Shacabka Barlamaanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan uu wado qorsho xasaanada looga qaadayo Xildhibaano ka tirsan BFS.

Read More »

[Wardegdega:] Halyeey Qalbidhagax oo Xabsiga Ethiopia laga sii daayey - wuxuu u dhoofay Kenya ?

0 Visits: 4581 | Thursday June 28, 2018 - 13:08:01
Waagacusub.com Cabdikariim Sheekh Muse ayaa 40 daqiiqo ka hor laga sii daayey Xabsiga Ethiopia sida uu Waagacusub u xaqiijiyay isagoo ku socda Garoonka diyaaradaha ee Pole International.

Read More »

[Daawo] kun ka mida shimbirahii Sixirka ee Markabka daadshay oo Isbitaal Martiini ku degay iyo Ciidankii ku cuuryamay dagaalkii Ethiopia oo la yaabay

0 Visits: 0 | Thursday June 28, 2018 - 11:37:45
Daawo kun ka mida shimbirahii Sixirka oo ku degay Isbitaal Martiini iyo sideey isu wada dileen ?

Read More »

[Daawo] Fanaanka weyn Xasan Wado oo heestiisii Hilaaca Roobka si cajiiba u soo qaaday taas oo ka dhigan dhalinyaradii horey u qaadayoow quusta

0 Visits: 0 | Thursday June 28, 2018 - 11:37:45
Daawo Fanaanka weyn Xasan Wado oo heestiisii Hilaaca Roobka si cajiiba u soo qaaday taas oo ka dhigan dhalinyaradii horey u qaadayoow quusta

Read More »

[DHAGEYSO XOG:]Magaca Amiirka Cusub Ee Kooxda Al-Shabaab?

0 Visits: 0 | Wednesday June 27, 2018 - 22:01:34
Hareed

Read More »

[DHAGEYSO] Alshabaab oo war cad ka soo saartay Geerida Amiirkooda Abu-Cubeyda iyo Xog laga helay Xiisad adag oo ka dhex jirta kooxda

0 Visits: 0 | Wednesday June 27, 2018 - 14:47:43
Kooxda Al-Shabaab ayaa warcad ka soo saartay wararka sheegaya inuu geeriyooday Amiirkeeda Axmed Diiriye Abuu Cubeyda oo saraakiil ka tirsan ciidamda dowladda Soomaaliya ay sheegeen inuu geeriyooday.

Read More »

[Daawo Dahir Alasow] oo gabadh u diray dhambaal Jaceyl iyo falanqeyntiisa siyaasadda

0 Visits: 0 | Wednesday June 27, 2018 - 06:09:43
Dhambaal ku socda gabadhaan calmaday !! Gacaliso waxaan kuu jecelahay in ka badan inta Soomaalidu madaxnimada jeceshahay. Jacaylkaagu wuxuu qalbigayga u degay sida qabyaaladdu Soomaalida qalbigooda u degtay. Waxaan kuugu riyoodaa sida Somaliland ictiraafka ugu riyooto. Waxaan ku faanaa inaad tahay gabadhii…

Read More »

[Daawo] Xidiga Khadar Keyow oo score cusub ku jibiyay hees dhaqan iyo amaanta dhulka hooyo

0 Visits: 0 | Wednesday June 27, 2018 - 03:34:47
Daawo Xidiga Khadar Keyow oo score cusub ku jibiyay hees dhaqan iyo amaanta dhulka hooyo

Read More »

[Dhageyso Sirculus] Xog aan hore loo ogeyn oo laga helay Xil ka qaadistii Gabre iyo Maxkamad la soo taagayo

0 Visits: 0 | Tuesday June 26, 2018 - 14:25:46
Jenaral Gabre oo mudo badan kasoo dhax shaqeeyay dowlada Soomaaliya isagoo wakiil u ahaa dalka Itoobiya ayaa xil ka qaadistiisii kadib waxaa loo heystaa dinbiyo uu ka heystay gudaha dalka Soomaaliya.

Read More »

[DHAGEYSO XOG:] Yaa ka Dambeeyay in XilKa Laga Qaado Jeneral Gabre?

0 Visits: 0 | Tuesday June 26, 2018 - 03:55:22
Hareed

Read More »

[Daawo] oo dheh barasho Wanaagsan Mingiste Farmaajo kkkkk illaa berri waa qosleeysiin walaahi

0 Visits: 0 | Monday June 25, 2018 - 23:19:53
Daawo oo dheh barasho Wanaagsan Mingiste Farmaajo kkkkk illaa berri waa qosleeysiin walaahi

Read More »

Waagacusub TV
Loading...