Wararka

[Dhageyso Xog:] Farmaajo oo xaaladu ku Xuntahay Kadib Heshiiskii Itoobiya iyo Xildhibaano Qorshe Lama Filaan ah la Damacsan

0 Visits: 0 | Monday June 18, 2018 - 11:47:17
Xog gaara oo ay heleyso Wakaalada Warqaad.com ayaa sheegeysa in Xildhibaano Mucaarad ku ah Dowlada uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ay xalay ku kulmeen magaalada Muqdisho, iyagoona kulan xasaasi ah ka yeeshay Heshiisyada dhex maray Soomaaliya iyo Itoobiya iyo Booqashadii Ra'iisul wasaare Abiy Axmed…

Read More »

[Daawo] Somalida oo ka carootay heshiiska Khiyaano Qaran ee Farmaajo la galay Ethiopia -dhul -bad iyo dekado

0 Visits: 0 | Monday June 18, 2018 - 10:45:02
Daawo Somalida oo ka carootay in Ethiopia la siiyay dekadaha iyo badda Somalia. Saameeynta awoodda badan ee Laaluushka iyo qabyaaladda . 1- Ma aragteen Amiin Caamir oo hal sawir gacmeed ka sameeyay Kooxda Nabar iyo Naxdin inteey gefaf iyo khiyaano Qaran ku kacee ? Sababta waxeey tahay wuxuu bishii Qaataa…

Read More »

[Daawo Xogtii shalay Dahir Alasow] ku xasuusta muuqaalkaan hoose ee Video-ga. heshiiska Farmaajo la galay Ethiopia ee la qariyay?

0 Visits: 0 | Monday June 18, 2018 - 09:28:34
Daawo Xogtii shalay Dahir Alasow ku xasuusta muuqaalkaan hoose ee Video-ga. ? 1- Farmaajo iyo Ra'isulwasaarahiisa waxeey Ethiopia u saxiixeen iney la wareegto afar dekadood oo kala ah Berbera,Boosaaso, Hobyo iyo Baraawe. 2- Farmaajo iyo Ra'isulwasaarahiisa waxeey Ethiopia u saxiixeen iney Ciidanka…

Read More »

[Daawo] tacadiyada uu Gudoomiyaha banaadir ku hayo dadka u dhashay beesha Abgaal Cismaan

0 Visits: 0 | Monday June 18, 2018 - 09:28:34
Daawo tacadiyada uu Gudoomiyaha banaadir ku hayo dadka u dhashay beesha Abgaal Cismaan

Read More »

[Daawo] Dahabshiil oo ku baaqday in baarlamaanka Puntland laga saaro Xildhibaan Saadaq Abshir Garaad oo ah Gudoomiyaha guddigga difaaca Puntland

0 Visits: 0 | Sunday June 17, 2018 - 22:53:37
Daawo Dahabshiil oo ku baaqday in baarlamaanka Puntland laga saaro Xildhibaan Saadaq Abshir Garaad oo ah Gudoomiyaha guddigga difaaca Puntland

Read More »

[Daawo] Ra'isulwasaraha Ethiopia oo shaaciyay in Somalia iyo Ethiopia noqon doonaan hal dal "Guushii uu ka gaaray Safarkiisii Muqdisho"

0 Visits: 0 | Sunday June 17, 2018 - 21:51:03
Ra'isulwasaaraha Ethiopia oo shacabka dalkiisa u sheegay in Somalia iyo Ethiopia hal dal noqon doonaan. "Waxaanu si buuxda madaxda Soomaaliya iskugu afgaranay in labada dal si buuxda loogu beddelo hal dal oo isku mid ah "be mulu and ager meqeyerbet anegageren" ayuu Ku yidhi luqadda afka…

Read More »

[Dhageyso:] Warqado Digniina oo Lagu Daadiyay Laascanood & Xiisad hor leh Somaliland iyo Puntland

0 Visits: 0 | Sunday June 17, 2018 - 15:46:15
Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaa in xalay ilaa maanta lagu daadiyay warqado digniina oo cabsi geliyay dadka shacabka ah ee kunool halkaasi.

Read More »

[Daawo] fadeexadda ugu hadal heeynta badan kulankii Farmaajo iyo Abiy Ahmed "Sure sure,Ok OK"

0 Visits: 0 | Sunday June 17, 2018 - 09:20:22
PM Abiy Ahmed: May I use my eyeglass, it's OK? President Farmaajo: Sure sure , no no!

Read More »

[Daawo] Amiirka Emirate-ka oo ka degay Ethiopia ? "sababta Safarkii Abiy Ahmed ee Xamar"

0 Visits: 0 | Sunday June 17, 2018 - 09:11:55
Ra'isulwasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed oo khudbad u jeediyay shacabka Ethiopia ee ku ciiday Addis Ababa ayaa ku yiri "Waxaan ku soo daahay soo dhaweeynta Amiirka Emirate-ka Carabta Sheikh Mohammed bin Zayed bin Sultan Al-Nahyan oo dalkiisa aad ogtihiin in lagu ciiddo laakiin jecleeystay oo yiri,…

Read More »

[Daawo Kheyrlawe] oo Kim Jong UN naqshadiisii xaday Stop Copy and Paste

0 Visits: 0 | Sunday June 17, 2018 - 09:11:55
Daawo Kheyrlawe oo Kim Jong UN naqshadiisii xaday Stop Copy and Paste

Read More »

[Daawo] Xildhibaan Ciyaar jecel oo ku jees jeesay shacabka Muqdisho ee wadooyinka laga xirtay "Wadooyinka la xiray Caafimaad ayaa ku jira ee lugta maala dhaqtar baa idiin qoraye"

0 Visits: 0 | Sunday June 17, 2018 - 09:02:11
Xildhibaan Cabdi Shire Ciyaar Jecel oo kahadlaayay meel munaasabada ayaa waxa uu yiri :- Waxaan arkay Nin igula kaftamayay xirnaashaha waddooyinka Muqdisho markaasaan ku iri waddooyinka in laxiro waxaaba kujira Caafimaad maadaama jaanis loo helayo in la lugeeyo socodkuna uu leeyahay caafimaad badan.…

Read More »

[Daawo] taageerayaashii Argentina oo nin careeysan baabuur marsiiyay Moscow World Cup

0 Visits: 0 | Sunday June 17, 2018 - 02:46:34
Moscow taxi driver mows down World Cup fans: Eight injured as Kyrgyzstani migrant swerves out of traffic, mounts pavement and speeds into crowd - before fleeing and being wrestled to ground Mexican fans were among those injured in the crash in Ilinka Street, around 200 metres from the Red Square Video…

Read More »

[Daawo] Sirculus Ethiopia oo loo saxiixay dekadaha iyo badda Somalia

0 Visits: 0 | Sunday June 17, 2018 - 02:28:57
The United Arab Emirates deposited $1 billion in Ethiopia's foreign currency strapped National Bank and $2 billion more into various investments. The agreements came a few hours after the arrival on Friday of Sheikh Mohammed bin Zayed bin Sultan Al-Nahyan, the crown prince of Abu Dhabi, in the Ethiopian…

Read More »

[Dhageyso Xog:] C/wali Gaas & Muuse Biixi oo looga yeeray Adis-ababa( Wax ka Ogow Arrimaha loogu yeeray)

0 Visits: 0 | Saturday June 16, 2018 - 22:23:53
Dowladda Itoobiya ayaa wado qorshe ay ku dhex dhexaadineyso Maamul Gobolleedyada Puntland iy Somaliland oo isku haya deegaanada Gobolka Sool gaar ahaan deegaanka Tukaraq.

Read More »

Waagacusub TV
Loading...