Wararka

[Daawo] banaanbaxyo ka dhana Cabdi iley oo Somali Galbeed ruxay iyo halista uu wajahay

0 Visits: 0 | Saturday June 16, 2018 - 01:25:32
Kooxo Mucaarad ku ah Cabdi Iley oo garab ka helaya Dawladda Federaalka Itoobiya lana baxay #Barbaarta ayaa banaanbaxyo ka bilaabay Goboladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Banaanbaxyadaan oo Maanta dhacay, banaanbaxayaasha ayaa ku dhawaaqaya Cabdi Iley Down.

Read More »

[Daawo] Portugal Vs Spain maxaa kala qabsaday - Ciyaartii ugu adkeeyd 3-3

0 Visits: 0 | Friday June 15, 2018 - 23:26:19
Portugal vs Spain 3-3 - Fifth Goal by NACHO - WORLD CUP 2018 - 6/15/2018

Read More »

[Dhageyso ]Britain oo Ka Digtay u Safarida Soomaaliya,Waa Maxay Sababta?

0 Visits: 0 | Friday June 15, 2018 - 05:48:24
Garqaaad

Read More »

Daawo World Cup oo curtay Sacuudiga oo sidii keega loogu cunay - Russia oo 5 iyo 0 ku garaacday ?

0 Visits: 0 | Friday June 15, 2018 - 04:57:21
Russia v Saudi Arabia - 2018 FIFA World Cup Russia™ - MATCH 1

Read More »

[DHAGEYSO:]Dowladda Farmaajo oo Heshiis Qarsoodi Ah la Gashay Denmark!!

0 Visits: 0 | Thursday June 14, 2018 - 21:07:06
Hishiis

Read More »

[Dhageyso] Xog Cusub: Cudur Halis ah oo laga helay amiirka Alshabaab, Xaaladiisa oo laga deyrinayo iyo Beelaha isku haya Hogaanka Kooxda

0 Visits: 0 | Thursday June 14, 2018 - 13:49:45
Hoggaamiyaha Shabaab Abu Cubayda ayey kasoo dhamaatay inuu maamulo kooxdaan kadib markii la sheegay inuu caloosha kaga dhacay cudurka Kansarka sida uu qoray wargeyska The Star oo kasoo baxo dalka Kenya.

Read More »

[Daawo] Doodii xalay isu bedeshay qabyaalad Daarood iyo Hawiye By Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Thursday June 14, 2018 - 09:10:49
Daawo Doodii xalay isu bedeshay qabyaalad Daarood iyo Hawiye By Dahir Alasow

Read More »

[DAAWO Doodii] ugu kululeeyd ee dadweynaha telefoonka loo furay - shaqaalahii Villa Somalia laga eryay iyo liis dheer

0 Visits: 0 | Wednesday June 13, 2018 - 18:14:14
DAAWO Doodii ugu kululeeyd ee dadweynaha telefoonka loo furay - shaqaalahii Villa Somalia laga eryay iyo liis dheer

Read More »

[Daawo] fadeexadii ugu xumeeyd IGU SAWIRTA Kheyrlawe "Diyaaradda ayuu ka soo degay kadibna waa ku laabtay haddana ka soo degay"

0 Visits: 0 | Wednesday June 13, 2018 - 16:59:15
Daawo fadeexadii ugu xumeeyd IGU SAWIRTA Kheyrlawe "Diyaaradda ayuu ka soo degay kadibna waa ku laabtay haddana ka soo degay"

Read More »

[Dhageyso Xog Culus:] Maxaad ka ogtahay Sababta ka dambeysa in Amarkii Madaxweyne Farmaajo uusan ka dhaqan gelin Muqdisho ?

0 Visits: 0 | Wednesday June 13, 2018 - 06:07:52
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa labo maalin ka hor bixiyay amar ah in la furo wadooyinka muqdisho hayeesheen waxaa uu noqday war aan waxbo kasoo naasa cadaa oo dhaqan gelin waana mid ka mida waxyaabaha kordhi kara kalsooni daraba bulshada Soomaaliyeed ay dowladaan kala kulmayaan.

Read More »

[Topnews] Majeerteen oo Farmaajo weeydiistay Taliye ku xigeenkii ilaaladda Madaxtooyadda Meeyd iyo nolol inuu tuso Korneyl Nur Jareer

0 Visits: 4329 | Wednesday June 13, 2018 - 06:00:18
WAR BIXINTA.Md. Nuur Muuse Xirsi (Galaal/Nuur Jareer. Waa Sarkaal Xigeen ka mid ah Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed, Gaar ahaa cutubka Ilaalada Madaxweyna Jamhuriyadda Soomaliya.

Read More »

[Dhageyso] Xidigta cusub ee Muqdisho Barliin Bareemiyo iyo heesteeda kala baxa Ciidda - Fanaanad la tartami kartaa la rabbaa

0 Visits: 0 | Tuesday June 12, 2018 - 23:14:50
Tiigsigii hankeeygiyo Taladeeydi nololeed Qalbigeeygi tegayoo Tiigsaday halkuu rabay ——— Talaashayoo nafteeydii Jaceyl iga tan weyn baa Igu soo tarmaayee ? —— Tubta toosan rabiyoow Jaceylkeena taabsii Taah iyo xanuun la'i Addigaan ku tuugee ——————————— Tashigii nafteeydiyo…

Read More »

[Dhageyso:] Dowlada Farmaajo oo waajaheysa culeysyo hor leh & Xog laga gelay xubno muhiima oo mucaaradka ku biiray

0 Visits: 0 | Tuesday June 12, 2018 - 14:00:44
Warar hoose oo ay heleyso Wakaalada Warqaad.com ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu diiday inuu la kulmo qaar ka mid ah Dhalinyaradii la shaqeyneysay xiligii ololaha doorashada uu socday waxayna taasi sababtay inay ku biiraan Mucaaradka Dowlada.

Read More »

[Daawo] Kulankii lagu dhafray xalay ee Trump iyo Kim Jong oo wejigiisii hore lagu kala saxiixday heshiis ?

0 Visits: 0 | Tuesday June 12, 2018 - 09:16:04
It's still unclear what exactly Mr. Trump and Kim will be signing, but the room for the signing has been set up. Kim appears to check out Trump's vehicle After Mr. Trump said they would be signing something, the president appeared to show Kim his vehicle. It is unclear what is happening next.…

Read More »

Waagacusub TV
Loading...