Wararka

[Daawo Dahir Alasow xog xasaasiya] "Qaraxyadda Puntland iyo Khilaafka Galmudug"

0 Visits: 0 | Wednesday June 06, 2018 - 04:01:24
Daawo Dahir Alasow xog xasaasiya "Qaraxyadda Puntland iyo Khilaafka Galmudug"

Read More »

[Daawo Isin Dhulbahante] "Muse Biixi iyo qoladuu ka dhashay Ingiriiska ayaa dabadda ka taaban jiray"

0 Visits: 0 | Wednesday June 06, 2018 - 03:43:56
Daawo Isin Dhulbahante "Muse Biixi iyo qoladuu ka dhashay Ingiriiska ayaa dabadda ka taaban jiray"

Read More »

[Dhageyso Sirculus:] Mareykanka oo Ciidamadiisa Kala baxaya Soomaaliya (Maxay tahay Sababta?)

0 Visits: 0 | Tuesday June 05, 2018 - 09:20:33
Sida uu daabacay Wargeyska New York Times ee ka soo baxa dalka Mareykanka ayaa waxa uu sheegay in Aqalka Cad uu qorsheynayo inuu yareeyo ciidamadiisa gaarka ah ee ka howlgala Soomaaliya iyo dalal kale oo dhaca Qaaradda Africa.

Read More »

[Daawo Video Sira] Jabkii gaaray Ciidanka Jeegaanta Isaaq oo qasbay in Lacag loo tuugsado - qofkii diidana laga xiro ganacsiga

0 Visits: 0 | Tuesday June 05, 2018 - 06:41:06
Daawo Video Sira Jabkii gaaray Ciidanka Jeegaanta Isaaq oo qasbay in Lacag loo tuugsado - qofkii diidana laga xiro ganacsiga.Video-gaan wuxuu ka marqaati kacayaa jabka gaaray Ciidanka Jeegaanta Muse Biixi iyo dhaqaala daradda ku dhacday oo dantu qasabtay in lacag baadda laga qaado dukaamanka iyo goobaha…

Read More »

[Daawo] Saraakiil Farmaajo u xiran oo Majeerteen -Dhulbahante iyo Ogaadeen u dhashay iyo Jirdilka loogu geeystay Xabsiga

0 Visits: 0 | Tuesday June 05, 2018 - 05:40:30
Daawo Saraakiil Farmaajo u xiran oo Majeerteen -Dhulbahante iyo Ogaadeen u dhashay iyo Jirdilka loogu geeystay Xabsiga Saraakiishaan waxaa dimbi ku weeysay Maxkamadda Ciidanka laakiin kadib markeey diideen iney guryahooda ku laabtaan ayaa Jeneral caanood jirdilay ,waxeeyna ku xiran yihiin Wasaaradda…

Read More »

[Dhageyso:] Magaalada Garoowe oo laga dajiyay hub fara badan iyo Somaliland oo Ogaatay

0 Visits: 0 | Monday June 04, 2018 - 16:22:00
Qaar kamid ah Wargeysyada caanka ah ee kasoo baxa magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa qoray in Dowlada Somalia ay Hub ka dajisay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.

Read More »

[Daawo Sirculus Dahir Alasow] " Argagixisadda iyo Jeegaanta Somaliland" Vs Puntland Somalia

0 Visits: 0 | Sunday June 03, 2018 - 23:49:17
Sida fudud ee dagaalka Maamulka Jeegaanta loo wiiqi karo iyadoo uusan dhiig ku daadan. 1- In leesinka shaqadda lagala laabto Shirkadaha maalgeliyo maamulka Muse Biixi iyo kooxda argagixisadda Al-Shabaab. 2- In Madaxweynaha Puntland qorshahaas ka dhaadhiciyo Maamulka Gobolka Banaadir iyo shanta maamul…

Read More »

[Daawo] Somtel Dahabshiil sideey u basaasto Telefoonada iyo Facebook-yada Somalida - Kashifaadda Wikileaks

0 Visits: 0 | Sunday June 03, 2018 - 07:51:48
Somtel-Dahabshiil Spies Somaliland People - Wikileaks. Somaliland Somtel Dahabshiil Scandal and Violation"Hacking and surveillance may undermine right to privacy" Although I have been always suspicious of government surveillance, I have never expected a private telecommunication company will…

Read More »

[Daawo] shaah iyo saliid lagu daweeyo cuduro waaweyn oo halisa - fadlan cab bisha soon

0 Visits: 0 | Sunday June 03, 2018 - 07:51:48
Daawo shaah iyo saliid lagu daweeyo cuduro waaweyn oo halisa - fadlan cab bisha soon

Read More »

[Dagaalka Tukaraq] "Ganacsi dhex-yaal Dhiig iyo Shidaal" [Business in Blood and Oil]

0 Visits: 3600 | Sunday June 03, 2018 - 06:29:57
Waagacusub.com - Dagaalka Tukaraq "Ganacsi dhex-yaal Dhiig iyo Shidaal" (Business in Blood and Oil). Wax badan ka ogow waxa dadka laga qarinayo ee la xiriira .

Read More »

[Dhageyso Sir Culus:] Yaa ka danbeeya Khilaafka Madaxda Sare ee Galmudug, Xageesa ka biloowday ?

0 Visits: 0 | Sunday June 03, 2018 - 05:31:51
Madaxweynha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farjaamo yo R/wasaaraha xukuumada Xasan Cali Kheyre ayaa lagu edeyay inay ka danbeeyaa qilaafka ka dhax aloosan madaxda sare ee Galmudug.

Read More »

[Dhageyso:] Wararkii ugu dambeeyey Alshabaab oo Weerar Culus ku qaaday Puntland, Khasaaraha ka dhashay

0 Visits: 0 | Saturday June 02, 2018 - 11:32:40
Ciidamo hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday saldhigga Ciidamada Badda Puntland ay ku leeyihiin degaanka Bali Qadar ee Gobolka Bari sidda ay xaqiijiyeen Saraakiisha ciidamada Puntland.

Read More »

Waagacusub TV
Loading...