Farriin guddoomiyaha golaha shacabka prof. jawaari naga soo gaartay kol dhow shirkii loo ballansanaa saakay waa uu baaqday, sababo la xiriira codsi ka yimid dhanka madaxweynaha. Waxaa muuqata in madaxweynuhu dareemay muhiimada baaqyadii kala duwanaa ee loo diray iyo inuu dareemay khatarta dalku ku socdo,…
Read More »