Wararka

[DAAWO] Madaxweynaha Uganda Ragga doonaya iney gabdhaha dharbaaxaan ugu baaqay iney Somalia tagaan "Gabdhaha Uganda lama dharbaaxi karo"

0 Visits: 0 | Sunday March 10, 2019 - 01:19:13
DAAWO Madaxweynaha Uganda Ragga doonaya iney gabdhaha dharbaaxaan ugu baaqay iney Somalia tagaan "Gabdhaha Uganda lama dharbaaxi karo"

Read More »

[lhaan Cumar] oo weerar Afka ah ku qaaday [Barack Obama ]Wuxuu ahaa dilaa dhoola caddeeya

0 Visits: 2632 | Saturday March 09, 2019 - 16:53:32
Waagacusub.com- Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congresska Mareykanka ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka BracK Obama oo ay iskala tirsan yihiin xisbiga Dimuqraadiga.

Read More »

[DAAWO] Yaa Dilay Mohamed Siyaad Barre ,[Majeerteen Mise Habar-Gidir]

0 Visits: 0 | Saturday March 09, 2019 - 13:45:56
HAREED

Read More »

[XAQIIQADA JIRTA] OO AAN LA RABIN IN LAGA HADLO.

0 Visits: 2448 | Saturday March 09, 2019 - 04:07:31
Waagacusub.com- Waa la iska wada indhatiraa. Dacwadda ICJ waxaa loo xukumayaa Kenya bacdamaa Soomaaliya aay qaadatay EEZ, hawadana lagu daray Law 37. Rajada la qabikaro waa (ZERO). 0% SOOMAALIYA ILAAHEY BEY LEEDAHAY..

Read More »

[DHAGEYSO:] Yaa Dilay Wasiir Abdirahmaan Xoosh Jibriil ?

0 Visits: 0 | Saturday March 09, 2019 - 01:21:28
hareed

Read More »

[Wasiirkii] dastuurka DF, Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil oo geeriyooday

0 Visits: 1742 | Friday March 08, 2019 - 13:24:49
Waagacusub.com- Allah ha u naxariistee waxaa goordhow la xaqiijiyay inuu geeriyooday wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jabriil.

Read More »

[Farmaajo] oo ku dhacay shaxdii ay dejisay Kenya

0 Visits: 2618 | Friday March 08, 2019 - 13:11:42
Waagacusub.com- Af daboolan ma dahab baa? Aamusku marar badan buu ka fiican yahay hadalka badan iyo in arrin walba, gaar ahaan hawlaha iyo sirta dawladda fadhi-ku-dirir kasta looga hadlo, laakiin mararka qaarkoodna waa muhiim in madaxda dawladdu dadwaynaha la socodsiiso qaraarada ay ka qaadato heshiisyada…

Read More »

[DHAGEYSO:] Farmaajo oo Ku Dhacay Shaxdii Ay Dejisay Kenya !

0 Visits: 0 | Friday March 08, 2019 - 12:53:27
hareed

Read More »

[Kooxda Al-Shabaab] oo kulamo kala duwan ku qabteen Muqdisho

0 Visits: 2467 | Friday March 08, 2019 - 03:08:48
Waagacusub.com- Markii ugu horeeysay mudo laga joogo 6 sano ayaa Kooxda Al Shabaab hogaankooda dhexe waxey ku qabteen Muqadishu kulamo gaar gaar oo kala duwan. Kulamadaas ayaa waxey la yeesheen qaar ka mida ganacsatada ku ganacsadat Muqadisho, Oday dhaqameedyo iyo qaar ka mida hay'adaha gargaarka…

Read More »

[Warar dheeraad ah] oo ku soo kordhaya qarax ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 2045 | Thursday March 07, 2019 - 14:38:41
Waagacusub.com- Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay agagaarka Tiyaatarka qaranka, kaasi oo laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho.

Read More »

[Prof Dalxa] "Doraad Shaki ,Shalay Xaraash, maanta Tanaasul, berina Beecinta wabiyada"

0 Visits: 4283 | Thursday March 07, 2019 - 14:35:01
Waagacusub.com- Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mida Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa qoraal uu soo dhigay Facebook, waxaa uu ku muujiyay in dowladda Soomaaliya ay ka tanaasushay xiisadii Kenya iyo Somalia.

Read More »

[DAAWO:] Biloowga Dagaalka Argagixisada Ee Somalia ?

0 Visits: 0 | Thursday March 07, 2019 - 12:24:37
hareed

Read More »

[DAAWO] Dahir Alasow iyo iidle Yare maxaa kala qabsaday Showgii Nairobi

0 Visits: 0 | Thursday March 07, 2019 - 01:18:37
DAAWO Dahir Alasow iyo iidle Yare maxaa kala qabsaday Showgii Nairobi

Read More »

[DHAGEYSO:] Abiy Ahmed oo Soo Saaray War ka Duwan Kan Villa Somalia ?

0 Visits: 0 | Wednesday March 06, 2019 - 15:05:04
HAREED

Read More »

[DAAWO] Yaa Dilay Mohamed Siyaad Barre ?

0 Visits: 0 | Tuesday March 05, 2019 - 14:22:50
HAREED

Read More »

[Al-Shabaab] oo soo bandhigtay saldhigii Faxfaxdhuun ee ay ka baxeen ciidanka Kenya [Sawirro]

0 Visits: 3973 | Monday March 04, 2019 - 22:39:27
Waagacusub.com- Al-shabaab ayaa soo bandhigtay sawirada saldhig ay ka baxeen ciidamada Kenya oo ku yaalla degaanka Faxfaxdhuun ee gobolka Gedo.

Read More »

[Medad ] hor leh oo laga soo saaray dhisme ku dumay qaraxii Muqdisho

0 Visits: 1929 | Monday March 04, 2019 - 08:55:11
Waagacusub.com- Dhismayaasha ku teedsan wadada Maka Al-Mukarama ee saameeyay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen habeenkii Khamiista ayaa wali waxaa laga baadi goobayaa meydadka dad xilliga qaraxa uu dhacayay ku sugnaa, kuwaasoo aan dib dambe loo arag.

Read More »

[Al Shabaab ]lagu qabtay Wadajir oo shaaciyay dilalkii ay ka geysteen Muqdisho

0 Visits: 1825 | Monday March 04, 2019 - 08:22:35
Waagacusub.com- Hay'adaha amaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigay seddex dhaiinyaro ah oo la sheegay inay ka tirsanaayeen Al Shabaab, kuwaasi oo dilal qorsheysan ka fuliyay magaalada Muqdisho.

Read More »

[DHAGEYSO:] Ciidamada Kenya oo ka Baxay Somalia ?

0 Visits: 0 | Monday March 04, 2019 - 02:20:02
hareed

Read More »

Waagacusub TV
Loading...