Wararka

[Ciidamada Dowladda] oo todobaadkan kaliya Muqdisho ku dilay 7 qof oo Shacab ah

0 Visits: 1266 | Friday February 08, 2019 - 10:56:23
Waagacusub.com- Dilalka u badan ee toogahsada ah ee toodbaadkan ka dhacay magaalada Muqdisho waxaa geystay askar ka tirsan Ciidamada Dowladda, kuwaasoo badankood baxsaday.

Read More »

[DHAGEYSO:]Waa Imisa Lacagta lagu iibin Doono Shidaalka Soomaaliya?

0 Visits: 0 | Thursday February 07, 2019 - 02:44:40
hareed

Read More »

[Daawo] Fanaan lacag lagu siiyay inuu foowdeeyo shirkii guddigga banaanbaxa oo Naagahii joogay si xun ugu garaaceen London

0 Visits: 0 | Wednesday February 06, 2019 - 05:02:56
Daawo Fanaan lacag lagu siiyay inuu foowdeeyo shirkii guddigga banaanbaxa oo Naagahii joogay si xun ugu garaaceen London

Read More »

[Daawo] Dahir Alasow Samiira Jilacow iyo Zam Zam Cali London UK banaanbaxa

0 Visits: 0 | Wednesday February 06, 2019 - 04:47:03
Daawo Dahir Alasow Samiira Jilacow iyo Zam Zam Cali London UK banaanbaxa

Read More »

[DHAGYESO:]Xog Ku Saabsan Ujeedka Shirka Shidaalka Soomaaliya?

0 Visits: 0 | Wednesday February 06, 2019 - 01:56:47
hareed

Read More »

[DHAGEYSO:] Yaa Dilay Madaxii Shirkada DP World ee Dekedda Boosaaso ?

0 Visits: 0 | Monday February 04, 2019 - 15:21:38
Hareed

Read More »

[Kenya ] oo loo ogolaadey inay darbiga sida ay doonto u dhisato si ay ugu guulesato Dacwada Badda

0 Visits: 2696 | Sunday February 03, 2019 - 20:04:13
Waagacusub.com- Waa labada wasiir arimo dibadeed Somaliya iyo Kenya oo kala saxiixdey heshiis qatar ku ah Badda Somaliya. Dabayaaqadii Bishii Janaayo 2019, waxaa Magaalada Mandheera ey Ku Kala saxiixdeen wasaaradaha Arr. Dibadda ee Dowladaha Somaliya & Kenya Heshiis shaki i galiyay oo caawa illaa waqtigaan…

Read More »

[DHAGEYSO:]Saameynta Hakadka ku Yimid soo Saaridda Baasaboorka Soomaaliga?

0 Visits: 0 | Sunday February 03, 2019 - 15:48:06
hared

Read More »

[Schlumberger]Maxaad ka taqaan shirkadda London ku xaraasheysa shidaalka dalka Soomaaliya? [Xog]

0 Visits: 2345 | Sunday February 03, 2019 - 13:39:06
Waagacusub.com- Khamiista 7-da bishan Febraayo, waxaa hotel ku yaalla London ka furmi doona shirka xaraashka kheyraadka shidaal iyo gaas ee Soomaaliya. Haddaba yaa maalgalinaya shirkaasi?

Read More »

[Lafta Gareen] oo ku dhaqmay tusmadii Farmaajo iyo Magacaabista MW K/Xigeenka KG oo khilaaf cusub abuurtay

0 Visits: 4497 | Saturday February 02, 2019 - 17:48:04
Waagacusub.com- Madaxweynaha maqaar saarka ah ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa saacado ka dib markii uu ku dhawaaqay dafcadii ugu horeeysay ee Golaha Wasiirada waxa uu safar deg deg ah ugu anbabaxay Magaalada Muqadishu. Magacaabista Golaha Wasiiradda ayaa in mudo ah la isku haystay iyada…

Read More »

[DHAGEYSO:]Muxuu Salka Ku Hayaa Dagaallada Dhexmara Al-Shabab iyo Daacish ?

0 Visits: 0 | Saturday February 02, 2019 - 04:45:27
hareed

Read More »

[DAAWO:] Yaa Dilay 83 Askari ee Lagu Dilay Jigjiga Sanadkii 1978?

0 Visits: 0 | Wednesday January 30, 2019 - 21:54:22
hareed

Read More »

[Shirkii Farmaajo ] iyo Odayaasha beesha Daarood ee Garoowe maxaa ka soo baxay "Akhriso

0 Visits: 6005 | Wednesday January 30, 2019 - 15:55:22
Waagacusub.com- MW Farmaajo ayaa shir aay albaabada u xiran yihiin la galay odayaasha iyo duubabka beesha Daarood ee ka soo jeeda deegaanada Puntland kaddib caleemo saarkii Hoggaamiyaha Puntland Saciid Dani.

Read More »

[Daawo] xulka Qatar oo 4 iyo 0 uga adkaaday Emirate-ka oo gurigooda lagu ciyaaraayey iyo taageerayaashii Emirate-ka oo Qatariyiintii tuuryo kala daalay

0 Visits: 0 | Wednesday January 30, 2019 - 02:05:31
Daawo xulka Qatar oo 4 iyo 0 uga adkaaday Emirate-ka oo gurigooda lagu ciyaaraayey iyo taageerayaashii Emirate-ka oo Qatariyiintii tuuryo kala daalay

Read More »

[DHAGEYSO:] Ninkii Ajnabiga Ahaay ee ku Xiran Muqdisho oo la Dhaawacay?

0 Visits: 0 | Monday January 28, 2019 - 01:59:46
HAREED

Read More »

Waagacusub TV
Loading...