Wararka

[MW.Farmaajo] oo dalbaday in ciidanka Uganda laga saaro Villa Somalia laguna warejiyo kuwo ka Socdo Ethiopia

0 Visits: 2784 | Thursday December 13, 2018 - 19:05:55
Waagacusub.com- MW Maxamed Cabdullaahi Farmaajo aya ka dalbaday taliska AMISOM in laga saaro ciidanka Uganda Madaxtooyada laguna bedelo boqol ka mid ah ciidanka Itoobiya ee Baydhaba jooga.

Read More »

[Mukhtaar Roobow] Oo Ugu Dambeyn Laga Soo Dejiyey Magaalada Muqdisho

0 Visits: 2169 | Thursday December 13, 2018 - 16:35:04
Waagacusub.com-Wararka hadda naga soo gaaraya garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, ayaa waxay sheegayaan in goor dhow ay soo cago dhigatey diyaarad gaar ah oo sidda Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur.

Read More »

[Daawo] Farmaajahii shalay oo ka warbixinaa Farmaajaha maanta

0 Visits: 0 | Wednesday December 12, 2018 - 22:43:21
Daawo Farmaajahii shalay oo ka warbixjnaa Farmaajaha maanta

Read More »

[Daawo] Abwaan Habargidira oo si kulul uga jawaabay gabaygii caayda Abwaanka Mareexaan

0 Visits: 0 | Monday December 10, 2018 - 22:52:51
Daawo Abwaan Habargidira oo si kulul uga jawaabay gabaygii caayda Abwaanka Mareexaan

Read More »

[Daawo] Gabay Abwaan Mareexaana ku caayey Habargidir -Hawiye

0 Visits: 0 | Monday December 10, 2018 - 22:33:56
Daawo Gabay Abwaan Mareexaana ku caayey Habargidir -Hawiye

Read More »

[Daawo] Cabdiraxman Cabdishakuur oo luqadii ugu adkeed kula hadlay Farmaajo

0 Visits: 0 | Monday December 10, 2018 - 16:39:09
Daawo Cabdiraxman Cabdishakuur oo luqadii ugu adkeed kula hadlay Farmaajo

Read More »

[Daawo Wardegdega] Gudoomiyaha baarlamaanka oo la xiray

0 Visits: 0 | Monday December 10, 2018 - 14:43:35
The top official of Somali's parliament administration said on Sunday he had filed a motion with the speaker of parliament to impeach the country's president, Mohamed Abdullahi. We have filed an impeachment against the president of the federal republic of Somalia," Abdikarim H. Abdi Buh…

Read More »

Waa kuma Ina Jaamac Nuur (Afbahalle).

0 Visits: 4418 | Monday December 10, 2018 - 13:42:21
Abdihakiin Jaamac Nuur Afbahalle waa nin u dhashay Beesha Yoonis Omar ee (Omar Mohamud), wuxuuna leeyahay taariikh madoow oo soo jireen ah. waxaana ku soo koobaynaa sadex qodob.

Read More »

[Daawo] Mooshinka xilka qaadista Madaxweyne Farmaajo -Qiyaano Qaran

0 Visits: 0 | Sunday December 09, 2018 - 21:59:58
92 xildhibaan oo ka mid ah xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta mooshin xil ka qaadis ka gudbiyey madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Xildhibaanadan ayaa madaxweynaha ku eedeeyey "inuu ku kacay qiyaano-qaran, kuna xadgudbay dastuurka qaranka iyo sharciyada kale ee Jamhuuriyada…

Read More »

[DEG DEG:]Warar sheegaya in Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo loo gudbinayo Guddoonka Baarlamaanka

0 Visits: 1984 | Sunday December 09, 2018 - 17:44:51
Waagacusub.com- War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Tiro Xildhibaano oo mooshin ka wada Madaxweyne Farmaajo ay haatan kulan la leeyihiin Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Read More »

[DHAGEYSO XOG:] Sidee Ayuu Gudoomiye Mursal u dhabar jebiyey Madaxweyne Farmaajo..?

0 Visits: 0 | Saturday December 08, 2018 - 04:24:05
[DHAGEYSO XOG:] Sidee Ayuu Gudoomiye Mursal u dhabar jebiyey Madaxweyne Farmaajo..?

Read More »

[Daawo] Cagjar qaraxyo been abuura soo bandhigay - Cabdi iley nin ka dhaqan beena dheer baa soo baxay

0 Visits: 0 | Thursday December 06, 2018 - 20:00:36
Daawo Cagjar qaraxyo been abuura soo bandhigay - Cabdi iley nin ka dhaqan beena dheer baa soo baxay

Read More »

[Daawo] Mustafa Cagjar oo Al-Shabaab ku deray Somaliland -Puntland iyo Jubaland "Qaraxyo ayaa laga soo abaabulayaa"

0 Visits: 0 | Thursday December 06, 2018 - 19:43:01
Daawo Mustafa Cagjar oo Al-Shabaab ku deray Somaliland -Puntland iyo Jubaland "Qaraxyo ayaa laga soo abaabulayaa"

Read More »

[Daawo] Musharaxii Dowladda Laftagareen oo tartankii doorashadda iska casilay iyo Reer Koofur Galbeed oo ku farxay

0 Visits: 0 | Thursday December 06, 2018 - 17:57:04
Daawo Musharaxii Dowladda Laftagareen oo tartankii doorashadda iska casilay iyo Reer Koofur Galbeed oo ku farxay

Read More »

[Daawo] Fanaanadda Fadumiina walaalkeed oo Xamar ka tuugsada iyo heesaha uu shacabka u qaado "Hooyadeey Habargidir waaye,Aabaheey Majeerteen iyo Mareexaan aas guursaday"

0 Visits: 0 | Thursday December 06, 2018 - 09:02:43
Daawo Fanaanadda Fadumiina walaalkeed oo Axmed ka tuugsada iyo heesaha uu shacabka u qaado "Hooyadeey Habargidir waaye,Aabaheey Majeerteen iyo Mareexaan aas guursaday"

Read More »

[Daawo] gabadh Jareerweyne ah oo jeclaatay Fanaan Marwaan Yare

0 Visits: 0 | Thursday December 06, 2018 - 08:36:17
Daawo gabadh Jareerweyne ah oo jeclaatay Fanaan Marwaan Yare

Read More »

Waagacusub TV
Loading...