Wararka

[Daawo] Fanaanad dharka dhigatay Muqdisho oo soo qaaday heesta i geli macaanoow heeyga bixin

0 Visits: 0 | Tuesday November 20, 2018 - 03:10:52
Daawo Fanaanad dharka dhigatay Muqdisho oo soo qaaday heesta i geli macaanoow heeyga bixin

Read More »

[DHAGEYSO XOG:]Ciidamo Cusub oo La Wareegaya Amaanka Muqdisho?

0 Visits: 0 | Sunday November 18, 2018 - 16:10:36
Hareed

Read More »

[DAAWO] Ceebta ku dhacday Xildhibaan Zakariye oo Makarafoonka laga damiyay markuu dacaayadda Gabre bilaabay

0 Visits: 0 | Sunday November 18, 2018 - 04:29:18
DAAWO Ceebta ku dhacday Xildhibaan Zakariye oo Makarafoonka laga damiyay markuu dacaayadda Gabre bilaabay.

Read More »

[TOPNEWS] BOOBKA BAYLE & SHIRE WAA BALAAYO QARSOON (QAYBTII LABAAD EE MUSUQ-MAASUQA WASAARADDA MAALIYADDA)

1 Visits: 3216 | Sunday November 18, 2018 - 04:12:29
Waagacusub.com - Waa qaybtii labaad ee barnaamijyo taxane ah oo aynu ku eegayno habka farsamaysan ee lagu boobo hantida wasaaradda maaliyadda Soomaaliyeed, waxaanu todobaadkii hore idiin soo gudbinay dadaalka Hantidhowrka Guud ee qaranka oo baaris heer sare ah ku sameysay xafiiska wasaaradda maaliyadda,…

Read More »

[DAAWO] Xildhibaan Fiqi oo sheegay in lagu dilli rabay weerarkii Hotel Sahafi "Dowladda ayaa soo abaabushay weerarka"

0 Visits: 0 | Friday November 16, 2018 - 03:21:50
Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa isaga oo saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho wuxuu kaga hadlay weerarkii 9-kii bishan lagu qaaday Hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay in Hoteelkaasi ay deganaayeen…

Read More »

[Daawo] Yariisow oo hees qaadaya maalmo kaddib xasuuqii dadka Muqdisho

0 Visits: 0 | Friday November 16, 2018 - 02:39:41
Muuqaalo lagu baahiyey internet-ka ayaa muujinaya duqa magaalada Muqdisho Injineer Yariisow, oo ka heesaya kana cayaaraya xaflad dhowr habeen ka hor lagu qabtay magaalada Jabuuti. Yariisow ayaa la arkayey isaga oo ku cayaaraya kuna luuqeeynaya heesta Doon baa mareyso, ee uu horey u qaadi jira Cabdullaahi…

Read More »

[Daawo] kooxdii isku qarxisay Hotel Sahafi oo telefoon kula hadlaa idaacadda Al-Shabaab iyadoo dagaal toosa socda - qabiiladee u dhasheen ?

0 Visits: 0 | Thursday November 15, 2018 - 04:21:44
Daawo kooxdii isku qarxisay Hotel Sahafi oo telefoon kula hadlaa idaacadda Al-Shabaab iyadoo dagaal toosa socda - qabiiladee u dhasheen ?

Read More »

[Daawo] Oromada oo dishay gabadh Ajuuraana - beesha Gurre oo Oromada la safatay , Karinle iyo Garre oo Somali dhaba noqday ?

0 Visits: 5636 | Thursday November 15, 2018 - 04:04:55
Waagacusub.com - Beelaha Ajuuraan, Garre iyo Karinle ayaa dagaal culus la galay Maleeshiyadda Oromada oo weerar ku qaaday degaanadda Mooyaale iyo Qarsaadhula laakiin nasiibdaro beesha Gurre ayaa la safatay Oromadda dooneysa iney boobto dhulka Soomaaliyeed.

Read More »

[Topnews:-] Mareykanka,Sacuudiga iyo Emirate-ka oo Ethiopia ku taageeraya iney qabsadaan Somalia ?

5 Visits: 5023 | Wednesday November 14, 2018 - 10:08:34
Dowladaha Mareykanka, Saudi Arabia iyo Emirates ayaa dadaal xoogan ugu jira sidii Xukumadda Ethiopia u qabsan laheeyd badda Somalia iyo ceelasha shidaalka ceegaago,sida ay Waagacusub.com ugu xog warameen diblomaasiyiin iyo Saraakiil Sirdoon oo reer Galbeed ah.

Read More »

[Daawo] wiil ku booday daaqada gaari ay la socdeen Madaxweynaha Eretria iyo Ra'isulwasaaraha Ethiopia kadibna gudaha u galay si la yaab leh

0 Visits: 0 | Wednesday November 14, 2018 - 06:54:11
Only In Eritrea II The man who jumped into Isaias Afewerki and Dr. Abiy's Car

Read More »

[ODHAAH-SIYAASADEEDKA] MAANTA: DAMACII HORE EE ITOOBIYA IYO DALBASHADA BADDA SOOMAALIDA

0 Visits: 2142 | Wednesday November 14, 2018 - 05:40:17
Waagacusub.com- Taariikhda Geeska Afrika ayay ku qeexantahay damaca laxaadka leh ee Itobiya u hayso Badda iyo Barriga Soomaalida. Hadal uu barta Twitarka soo dhigay Jeneralka ciidamada Itoobiyia, Jeneral Berhanu Jula, ayaa hoosta ka xariiqay in aanay innaba Itoobiya u dulqaadan karin dalal meelo fog…

Read More »

[Daawo] Jeneralkii Ciidanka Ethiopia oo la xiray - General Kinfe Dangnew

0 Visits: 0 | Wednesday November 14, 2018 - 02:06:06
Ethiopia arrested the former head of a military-run industrial conglomerate on Tuesday and flew him in handcuffs to the capital, state media reported, a day after authorities announced investigations targeting senior members of the security forces. Kinfe Dagnew, a Brigadier General in Ethiopia's…

Read More »

[Xog]: Qaar Ka Tirsan Wasaaradaha Xukuumadda Federaalka Ah Oo Korontadii Laga Goostay, Sabab?!

0 Visits: 1403 | Tuesday November 13, 2018 - 14:06:27
Waagacusub.com- In ka badan 7 wasaarad oo ka tirsan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmo koronto la'aan ah, waxaa laga goostay korontadii kadib markii ay muddo 4 bil ah iska bixin waayeen lacagtii.

Read More »

[Madaxweyne Xaaf]: oo Dowladda ku eedeeyay dilal ka dhacay deeganada Galmudug

0 Visits: 1575 | Monday November 12, 2018 - 15:06:29
Waagacusub.com- Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa dowladda dhexe ku eedeeyay in dhibaatooyinkii saacaddihii lasoo dhaafay ka dhacay degaano ka mid ah maamulka Galmudug ay qeyb ka aheyd. Xaaf ayaa sheegay in dilalkii ka dhacay Cadaado, Hobyo, Balanbale iyo Afbarwaaqo ay ahaayeen…

Read More »

Waagacusub TV
Loading...