[DEG DEG:-] Qarax Ismaadiina oo Ka dhacay Baydhabo

0
Friday September 08, 2017 - 18:48:44 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1865
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:-] Qarax Ismaadiina oo Ka dhacay Baydhabo

    DEG DEG:-Qarax Ismaadiin Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Baydhabo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG DEG:-Qarax Ismaadiin Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Baydhabo

War goor dhow inaga soo gaaray magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in qarax sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay bartamaha magaaladaasi.

Qaraxaasi ayaa ahaa mid ismiidaamin ah kaas oo ruux waxyaabaha qarxa isku soo xiray oo watay Gaari uu isku qarxiyay maqaayad lagu magacaabo Barwaaqo oo ku taala bartamaha magaaladaasiGoobtaasi ayaa waxaa ku sugnaa dad badan oo shacab ah, lamina xaqiijin karo khasaaraha rasmiga ah oo qaraxaasi geystay..Goobta waxaa soo gaarey mas’uuliyiin iyo saraakiil,ammaanka ayaa isweyn loo adkeeyey waxaana dadkii dhaawacmay loola cararay isbitalka magaaladaasi


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...