War deg deg ah,Baarlamaanka Soomaaliya cod fartaag ah ku ansixiyay Arinta Qalbi-dhagax

0
Saturday November 18, 2017 - 13:47:07 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 3224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War deg deg ah,Baarlamaanka Soomaaliya cod fartaag ah ku ansixiyay Arinta Qalbi-dhagax

    War deg deg ah,Baarlamaanka Soomaaliya cod fartaag ah ku ansixiyay Arinta Qalbi-dhagax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War deg deg ah,Baarlamaanka Soomaaliya cod fartaag ah ku ansixiyay Arinta Qalbi-dhagax

Gudigii Barlamaanka u xil saaray arinkii dhibane Qalbi dhagax kadib markii maantay ay hor yimaadeen Golaha Baarlamaanka soomaaliya xubno katirsan Gudi horay loogu xilsaaray inay Baaritaan ku soosameeyaan Arinta C/kariin Sh Muuse Qalbi-dhagax, Guddiga oo Mudo waday Baaritaan dheer oo la xiriira Kiiska Qalbi-dhagax ayaa Maanta ay soo gaba gabeeyay Kiiskaas islamarkaana ay Xildhibaanada ay ka hor Akhriyeen wixii ay soo qabteen.

ugu daembayntii Arinta mawaadin Qalbi-dhagax ayay xillibaanada go,aan ka qaateen kaas oo ah,, in Ururka hadda ka dagaalanta Itoobiya ee la yiraado ONLF uusan ahayn urur Argagixiso islamarkaan dowladda aysan u aqoonsan in ururkaas uu kamid yahay ururada argagisida dalka soomaaliya ka jira.

Waxaana gunaanadkii cod fartaag ah ay u qaadeen xillibaanada soomaaliya arinkaas iyadoo la,an sixiyay , waxayna baarlamaanta xukumadda uu hogaamiyo Raysulwasaare khayre ka codsadeen in si dag dag xornimadiisa loo siiya Mawaadin C/kariin Sh Muuse Qalbi-dhaga


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...