[Topnews:-] Al-Shabaab oo Muqdisho iney la wareegaan waxyar u jira ?

1
Saturday March 03, 2018 - 09:52:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3351
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Al-Shabaab oo Muqdisho iney la wareegaan waxyar u jira ?

    Waagacusub.com - Weerarada is xigxigay ee ay Alshabaab usbuucii tegey ku qaadeen Vila Somalia, Xarunta NISA, deegaanada Balcad, Afgooye iyo kolanyada ciidanka Burundi ee AMISOM waxay muujisay awood kooxdaas ay weli u leeyihiin in ay wax gumaadaan, wa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Weerarada is xigxigay ee ay Alshabaab usbuucii tegey ku qaadeen Vila Somalia, Xarunta NISA, deegaanada Balcad, Afgooye iyo kolanyada ciidanka Burundi ee AMISOM waxay muujisay awood kooxdaas ay weli u leeyihiin in ay wax gumaadaan, waxay kaloo banaanka soo dhigtay taagdarida dawlada ee xaqiijinta amniga dalka.

Hogaanka dawlada waxaan ka rabnaa in ay dhalanteedka iyo indha sarcaadka joojiyaan ee ay dhabta ka hadlaan, dhinac iska dhigaan kooxeysiga iyo mugdi wax ku maamulida. Si masuuliyada loola qaado, dhinac na looga soo wada jeesto cadawga waa in ay shacabka, waxgaradka iyo masuuliyiinta aan talada looga maarmin u daacad waramaan, taladana dhexda dhigaan.


Loading...

Waxaa qoray.

Hogaamiyaha Mucaaradka Somalia

Abdirahman AbdiShakur Warsame

Loading...

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...