[Topnews:-] Wadooyinka iyo Jidcadayaasha Xamar oo dhagxaan lagu xiray "BALAN QAADKII AAN RUMOOBIN"

1
Saturday March 03, 2018 - 10:10:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2312
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Wadooyinka iyo Jidcadayaasha Xamar oo dhagxaan lagu xiray "BALAN QAADKII AAN RUMOOBIN"

    Waagacusub.com - Dhibka Ugu badan ee Muqdishaawiyiinta Dowladdii hore ku qabeen ayaa Aheyd in Jidadka la xiro, Laakiin Doorashadii Madaxweynaha Ee Dalka ka dhacdey Kahor Farmaajo wuxuu sheegay in haddii Xilkan loo Doorto uusan Wax jid ah xiri doonin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Dhibka Ugu badan ee Muqdishaawiyiinta Dowladdii hore ku qabeen ayaa Aheyd in Jidadka la xiro, Laakiin Doorashadii Madaxweynaha Ee Dalka ka dhacdey Kahor Farmaajo wuxuu sheegay in haddii Xilkan loo Doorto uusan Wax jid ah xiri doonin isaga oo intas ku darey in haddii Amni uu keeni waayo uu raacayo Baaburtan Qufulan.

Dowladii hore ee Hassan sheik dhanka wado xirista waxba ma dhaanto middaan, balse Midii Hassan Sheikh ayaa loogu darsadey in JID Cadayaasha la xirin iyo In Laga sii warhaayay xiritaanka wadooyinka

Dowladdan Farmaajo waxyaabah ay ku Fashilantey waxaa kamida in Magaalada laga Abuurey khad Cagaaran, Xaafadihii dhammaan la xirey oo Dhagxaan iyo Carro lagu gooyey.

FADLAN Madaxweyne Waad Fashilantaye Gaadiidka Qufulan raac oo Jidadka noo fur, waa haddaad Dhago wax maqlo leedahay.

By Mohamud Ali Haji.


Loading...


Loading...

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...