[Topnews:-] Qodobadda loo cuskaday xilka qaadista Ra'isulwasaaraha Farmaajo ee Madaxtooyadda laga soo qoray ?

1
Monday March 05, 2018 - 07:23:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 6287
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 3 2
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Qodobadda loo cuskaday xilka qaadista Ra'isulwasaaraha Farmaajo ee Madaxtooyadda laga soo qoray ?

    Waagacusub.com - Madaxtooyadda Villa Somalia garabka taabacsan Farmaajo ayaa diyaariyay qodobo ay ku sheegeen inuu xilka ku weyn doono Ra'isulwasaare Kheyre , marka Baarlamaanka dib u furmo :-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Madaxtooyadda Villa Somalia garabka taabacsan Farmaajo ayaa diyaariyay qodobo ay ku sheegeen inuu xilka ku weyn doono Ra'isulwasaare Kheyre , marka Baarlamaanka dib u furmo :-

1- Go’aan gaarista in badan iyada oo uusan la tashi la sameyn Madaxweynaha dowladda Somalia.

2- Ku xadgudubka siyaasiyiinta mucaaradka qaarkood, fudeydka iyo in uusan Ra’isulwasaare Hassan Ali Kheyre laheyn qibrad uu kusoo jiito shacabka.

3- Xaaladda Amaanka dalka oo gacanta kasii baxaysa, kalsoonida Shacabka oo si xawli ah u lumeysa iyo dalka oo wax shaqo ah ka socon.

4- Awoodda Baarlamaanka Somalia iyo go’aan ka gaarista Masiirka umadda oo uu u gacan geliyey Golaha Amniga Qaranka.

5- Wiiqidda Sumcadda iyo Taageeradda Shacabka Soomaaliyeed u hayey Madaxweynaha oo dhulka ku gashay muddo ka yar sanad.

Qodobodaan oo Madaxtooyadda haatan ku riixayso dhinaca Xukuumadda miyaaney qeyb ku laheyn Madaxtooyadda Somalia ?


Loading...
Loading...

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...