MUCJISADA QUR'AANKA ee ku aadan Nebi AADAM (CS) iyo Nebi CIISE (CS).

0
Tuesday May 22, 2018 - 06:46:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2120
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MUCJISADA QUR'AANKA ee ku aadan Nebi AADAM (CS) iyo Nebi CIISE (CS).

    بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Next surat An-nisa الم[١]اللَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ[٢]نَزَّلَ عَلَيْكَ الْكِت�

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Next surat An-nisa الم[١]اللَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ[٢]نَزَّلَ عَلَيْكَ الْكِتَابَ بِالْحَقِّ مُصَدِّقًا لِّمَا بَيْنَ يَدَيْهِ وَأَنزَلَ التَّوْرَاةَ وَالْإِنجِيلَ[٣]مِن قَبْلُ هُدًى لِّلنَّاسِ وَأَنزَلَ الْفُرْقَانَ ۗ إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا بِآيَاتِ اللَّهِ لَهُمْ عَذَابٌ شَدِيدٌ ۗ وَاللَّهُ عَزِيزٌ ذُو انتِقَامٍ[٤]إِنَّ اللَّهَ لَا يَخْفَىٰ عَلَيْهِ شَيْءٌ فِي الْأَرْضِ وَلَا فِي السَّمَاءِ[٥]هُوَ الَّذِي يُصَوِّرُكُمْ فِي الْأَرْحَامِ كَيْفَ يَشَاءُ ۚ لَا إِلَٰهَ إِلَّا هُوَ الْعَزِيزُ الْحَكِيمُ[٦]هُوَ الَّذِي أَنزَلَ عَلَيْكَ الْكِتَابَ مِنْهُ آيَاتٌ مُّحْكَمَاتٌ هُنَّ أُمُّ الْكِتَابِ وَأُخَرُ مُتَشَابِهَاتٌ ۖ فَأَمَّا الَّذِينَ فِي قُلُوبِهِمْ زَيْغٌ فَيَتَّبِعُونَ مَا تَشَابَهَ مِنْهُ ابْتِغَاءَ الْفِتْنَةِ وَابْتِغَاءَ تَأْوِيلِهِ ۗ وَمَا يَعْلَمُ تَأْوِيلَهُ إِلَّا اللَّهُ ۗ وَالرَّاسِخُونَ فِي الْعِلْمِ يَقُولُونَ آمَنَّا بِهِ كُلٌّ مِّنْ عِندِ رَبِّنَا ۗ وَمَا يَذَّكَّرُ إِلَّا أُولُو الْأَلْبَابِ[٧]رَبَّنَا لَا تُزِغْ قُلُوبَنَا بَعْدَ إِذْ هَدَيْتَنَا وَهَبْ لَنَا مِن لَّدُنكَ رَحْمَةً ۚ إِنَّكَ أَنتَ الْوَهَّابُ[٨]رَبَّنَا إِنَّكَ جَامِعُ النَّاسِ لِيَوْمٍ لَّا رَيْبَ فِيهِ ۚ إِنَّ اللَّهَ لَا يُخْلِفُ الْمِيعَادَ[٩]إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَن تُغْنِيَ عَنْهُمْ أَمْوَالُهُمْ وَلَا أَوْلَادُهُم مِّنَ اللَّهِ شَيْئًا ۖ وَأُولَٰئِكَ هُمْ وَقُودُ النَّارِ[١٠]كَدَأْبِ آلِ فِرْعَوْنَ وَالَّذِينَ مِن قَبْلِهِمْ ۚ كَذَّبُوا بِآيَاتِنَا فَأَخَذَهُمُ اللَّهُ بِذُنُوبِهِمْ ۗ وَاللَّهُ شَدِيدُ الْعِقَابِ[١١]قُل لِّلَّذِينَ كَفَرُوا سَتُغْلَبُونَ وَتُحْشَرُونَ إِلَىٰ جَهَنَّمَ ۚ وَبِئْسَ الْمِهَادُ[١٢]قَدْ كَانَ لَكُمْ

”Tusaalaha Ciise Alle agtiisa waa sida tusaalaha Aadam, carro buu Alle ka abuuray (Aadam), dabeetana wuxuu ku yiri ahaw waana ahaaday”. Aali Cimraan 59d.

Sidee baa Ciise uu ula mid yahay ama ula tusaale yahay Aadam? Aynu bal qeexno mucjisada ay aayaddani xambaarsan tahay.
-Aadam waa Nebi, Ciisana sidaa oo kale waa Nebi.
-Aadam wuxuu dhashay aabbe iyo hooyo la’aan, xaalad ka duwan dhalashada dadka (mucjiso), Ciisana aabbe la’aan xaalad ka duwan dhalashada dadka (mucjiso)

Intaas oo qura maahan halka ay iska miitaalaan, laakiin mid weliba waxaa magaciisa Qur’aanka kariimka uu kusoo arooray 25 mar. Waxaa cajiib ah in aayad qura ay ku kulmaan 25-kaas mar, taasoo ah aayadda aynu kor kusoo xusnay.

Aayadda qura ee magaca Aadam iyo Ciise ay ku kulmaan ayaa waxay xambaarsantahay mucjiso aad uweyn. Bal aynu dib u jalleecna aayadda.

Haddii aad u fiirsato aayaddani  waxay kujirtaa suuradda 3d ee Qur’aanka (آلعمران), taasoo ka kooban 7 xaraf oo Carabi ah. cibaaradda ugu muhiimsan ee aayadda ee uu Ilaahay tusaalaha Ciise ugu soo qaatay inuu lamid yahay tusaalaha Aadam, ayaa iyana ka kooban 7 kalmadood HALKAAN KA DHAGEYSO

Markay Masiixiyiintu la yaabeen abuurka Ciise ee aabba la aanta, oo ay qariibsadeen kana weyneeyeen martabaddiisii aadannimo, oo ay kusheegeen Ilaahay, baa Eebbe aayaddan Qur’aaniga ahi uu ku nafiyey sheegashadooda, wuxuuna oranayaa hadday la yaabayaan abuurka Ciise, Ilaahay agtiisa waa sida abuurka Aadam oo kale. Macnaha Ciise haddii aabbe la aan la abuuray, Aadamba aabbe iyo hooyo toona malahayn. Sidaa darteed baa Ilaahay tusaale uu usoo qaatay abuurka Ciise inaanu ahayn qudrad Ilaahnimo loogu nisbeyn karo Ciise, saa maxaa yeelay Ilaahay wuxuu abuuray mid isaga ka mucjiso weyn oo aanan aabbe iyo hooyoba lahayn.

Aayaddani waa aayadda qura ee ay ku kulmaan amaba lagu wada xusay mar qura Aadam iyo Ciise. Waxay kujirtaa suuradda saddexaad ee Qur’aanka (Aali Cimraan). Aayad kale oo ay ku kulmaan Aadam iyo Ciise ma jirta. Sidaas oo ay tahayna aayaddani waxaa lagu xusay kalmadda ah  (مثل),  taasoo macna ahaan ah ”tusaale’‘, ama”sida oo kale”, waxayna isla aayaddani kusoo laabatay kalmaddaasi labo mar (Mathala Ciisaa, ka- mathal Aadam). Haddaba aayaddani waxay tilmaantay Aadam iyo Ciise inay isku tusaale yahiin, amaba isku mid. SII RAAC QISADDA 


Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...