[Gacal iyo Carabeey] oo Xildhibaano Afurkii kula balansan Hotel Hayaat Muqdisho Xogmuhiima!
Waagacusub.com - Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Caawa Xildhibaano tiro yar oo katirsan Maamulkaasi afur kula leh Hotel Hayaat Magaalada Muqdisho Gudoomiyaha ayaa la sheegay in U cadaado tagi doono Maalmaha soo socdo kadibna halkaasi mooshino iyo fowdo ka bilaabi doono sida ilo wareedyo Muhiima xaqeejiyeen.
Kulanka Gudoomiyaha waxaa ku wehliya Madaxweyne Ku xigeenka Maamulka Galmudug Carabeey oo aay isku aragti yahiin Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir.
Gacal iyo Carabeey ayaa qorshaha ugu weyn oo aay leeyahiin waxaa uu yahay sidii loo bur burin lahaay Maamulka Galmudug iyaga oo taas badalkeeda qaatay laalush.
Lasoco wixii ka soo baxo Kulanka Caawa iyo Xog Muhiima
[Gacal iyo Carabeey] oo Xildhibaano Afurkii kula balansan Hotel Hayaat Muqdisho Xogmuhiima!
Waagacusub.com - Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Caawa Xildhibaano tiro yar oo katirsan Maamulkaasi afur kula leh Hotel Hayaat Magaalada Muqdisho Gudoomiyaha ayaa la sheegay in U cadaado tagi doono Maalmaha soo socdo kadibna halkaasi mooshino iy