[Topnews] Wiil toogasho xaqdaraa lagu xukumay Xamar Ciidda ka hor oo codsaday inuu gabadhiisa yar la kulmo iyo farxad daradii ka raacday

1
Monday June 11, 2018 - 10:24:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 6403
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Topnews] Wiil toogasho xaqdaraa lagu xukumay Xamar Ciidda ka hor oo codsaday inuu gabadhiisa yar la kulmo iyo farxad daradii ka raacday

    Waagacusub.com - Fadlan si degan u akhri qisadaan xanuunka badan oo ku saabsan Aabbe toogasho xaqdaraa ay ku xukumeen Garsoorka Dowladda Muqdisho ee Farmaajo. Waxa lagu xukumay wilkan Dil togasho ah. Waxana lagu fulinaya dilka laba maalmod ka hor ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Fadlan si degan u akhri qisadaan xanuunka badan oo ku saabsan Aabbe toogasho xaqdaraa ay ku xukumeen Garsoorka Dowladda Muqdisho ee Farmaajo. Waxa lagu xukumay wilkan Dil togasho ah. Waxana lagu fulinaya dilka laba maalmod ka hor maalinka ciida ciidul fitriga. Wuxu ka codsaday Sarakiisha Xabsiga in loo ogolaado inu arko inantisa yar ka hor intan aan lagu fulin dilka. wuxuna lahadlay reerkisa ama afadisa wuxuna ku yiri sidatan.
"Waxa laga yaba inan fursad u heli waayo inan arko farxada wajigiina kamuqan doonta maalinka ciida, oo waxan mari doona ciqaab sababi doonta inaynan mar-dambe is arag, on macsalameyo dunida sida darteed waxan ka codsanaya inad iiguso labisto inanteyda yar, unaso xirto dharkeda ciida iiguna kento xabsiga, si aan u arko farxada wajigeda ayna igula muuqato inan laqeysaday faraxada ciida"
Loading...

Inta kadib waxa xabsiga loogu kenay gabadhisi balse ma usan ka helin farxadi u filayey inu ka arki dono wajiga gabadhisa yar, waayo waxay darensaneyd in xaalada uu ku sugan yahay aabehed aysan aheyn mid muujineysa Rajjo dambe oo ah inu dunidan baaqi kusii ahanayo.
In badan bu iskudaye inay faraxdo gabartiisa yar, balse gabadhi yareyd wey haleli weyday inay faraxado .
Baaristaan sameeynay waxeey xaqiijineysaa in si been abuura loo xiray kadibna jirdil lagu sameeyay kadib lagu qasbay inuu qirto dimbi uusan gelin. tani waxeey geleeysaa gal dacwadeedka gabood falka ay geeysanayaan Dowladda Muqdisho ee kooxda Farmaajo.
Run ahanti waxa dunidan ku nool malayin muslimiin ah oo qaba baahiya kala duwan fadlan aynu uduceyno musliminta meelkasta ay dunidan ka joogan gaar ahaan Aabahaan Soomaaliyeed.

Loading...

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...