[Wardegdega:] Shirkii beesha Garxajis ee Gacan Libaax oo lagu laalay heshiiska dekadda iyo Saldhiga Melleteri ee Berbera iyo Shirweyne Qaran Somaliland

0
Sunday July 01, 2018 - 15:40:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4810
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Wardegdega:] Shirkii beesha Garxajis ee Gacan Libaax oo lagu laalay heshiiska dekadda iyo Saldhiga Melleteri ee Berbera iyo Shirweyne Qaran Somaliland

    Shirka Gacan Libaax oo soo xidhmay Qodobada kasoo baxay waxaa qayb ka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirka Gacan Libaax oo soo xidhmay Qodobada kasoo baxay waxaa qayb ka ah. 1: In Heshiisyada Saldhiga iyo Dekeda Berbera labbaduba xaaraan yihiin, Dekedda Berbera iyo Madaarkuna noqon doonin hanti loo addeegsado baabiinta qadiyada dalka.
2: In Tobbankii Sanadood ee u dambeeyey dawladnimadii Somaliland god-madow lagu riday siddaasi darteedna inta ka baxday axdigii 1991kii mooyaane in Somaliland inteeda kale loogu baaqayo shirweyne qaran oo lagu samatobixiyo Somaliland.
3:In Madaxweynaha loogu baaqayo soo afjarida Colaada Ceel-afweyn iyo inuu gacanta kusoo dhigo Siyaasiyiin iyo ganacsato Colaada Ceelafweyn dab huriyeyaal ka ah.
4: In Somaliland cid gaar ahi dhaqaalaheedi, shaqaalihii, ciidamadii iyo qandaraasyadiiba 80% ay qaateen ummaddii kalena aan waxba looga tagin siddaasi darteedna la keeno miis Somaliland u dhan tahay.
Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...