DEG DEG: Qarax xoogan oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho

0
Monday July 02, 2018 - 21:16:35 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1889
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Qarax xoogan oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho

    DEG DEG: Qarax xoogan oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG DEG: Qarax xoogan oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho Jug culus ayaa goordhow laga maqlay magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia, waxaana jugta daba socday rasaas goosgoos ah.

Loading...

Jugta oo inta badan laga wada maqlay degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa la sheegay in lagu xiray Gaari nooca raaxada ah, kaa oo Qarxay xili uu maraayay Isgooska Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Gaariga lagu xiray Qaraxa ayaa lasoo sheegayaa inuu watay Samafale Eng. Hassan Mohamud Adan

Goobta uu hadda ka dhacay Qaraxa ayaa marar kala duwan waxaa ka dhacay Qaraxyo kala duwan oo ka dhashay miinada nooca lagu xiro gaadiidka.

Dhinaca kale, Qaraxaani ayaa noqonaaya kii afaraad oo ilaa saaka ka dhacay Muqdisho, waxaana xusid mudan in laba kamid ah Qaraxyada uu ka dhashay miino lagu xiray 

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...