[WARCULUS] MA LAGAAGA WARAMAY QARAXII IYO WEERARKII SHALAY KA DHACAY XAMAR?

0
Sunday July 08, 2018 - 09:14:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 5971
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    [WARCULUS] MA LAGAAGA WARAMAY QARAXII IYO WEERARKII SHALAY KA DHACAY XAMAR?

    Waagacusub.com - Intii dhimatay allaha u naxariisto, dhaawacana alle ha u booga dhayo, dhanka kale war dhiilo leh oo qaraxii la xariira ayaa Xamar kasoo yeedhay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Intii dhimatay allaha u naxariisto, dhaawacana alle ha u booga dhayo, dhanka kale war dhiilo leh oo qaraxii la xariira ayaa Xamar kasoo yeedhay.

1-Qaraxa dadkii fuliyay dirayskii ugu dambeeyay ee ciidamada loo qaybiyo ayay wateen. Waa wax dhici jiray.

2-ciidamadii ilaalada ahaa ee isbaarooyinka sayidka joogay meel ay jaan & cidhib dhigeen cid sheegta lama hayo. Hal wiil baa la sheegay. Horay uma dhicin.

2-Labadii isbaaro ee wasaarada ka sokeeyay birihii saarnaa iyaga oo bad qaba wax burbur ahna uusan ka muuqan in sidoodi meesha ay u yaalaan ayaa la xaqiijiyay, taas oo cadaynaysa in gaadhiga qarxay biraha laga qaaday. Horay uma dhicin.

3-maleeshiyadii gudaha u gashay wasaarada, meydkoodii mid lagama hayo, warar baa sheegay inay bad-qab meesha kaga baxeen. Waa wax dhici jiray.

4-waxaa la xaqiijiyay in dad xalay loo digay, si aysan goobahaas u tagin. Ku darso xog kale oo aniga ii gaar ah oo aan ka helay saaxiibo ku sugnaa goobta. Waa wax dhici jiray.

Ma tuugo kula taala tabtaada ma waydaa, mise waa tabo kale oo lagu tala galay?

"MEESHA DHAWR MAALIN KA HOR AYAA IIGU DAMBAYSAY SAAN ARKAY, IILAMA MUUQAN MEEL SAHAL LAGU TAGI KARO”


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...