[XOG:] Safarka Farmaajo o ku tagay Eritrea go'aankeeda yaa leh?

0
Saturday July 28, 2018 - 20:05:22 in Wararka by
  • Visits: 3677
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [XOG:] Safarka Farmaajo o ku tagay Eritrea go'aankeeda yaa leh?

    Waagacusub.com - Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi oo hogaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Dalka Eretaria .Booqashadas ayaa kusoo aaday dhawaan markuu raisal wasaraha cusub ee Ethiopia Abye Ahmed Safar taariikhi ah ku tagay Eretaria kana dalbaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi oo hogaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Dalka Eretaria .Booqashadas ayaa kusoo aaday dhawaan markuu raisal wasaraha cusub ee Ethiopia Abye Ahmed Safar taariikhi ah ku tagay Eretaria kana dalbaday in xurguftii ka dhaxesay labada dal in wada xaajood lagu dhameeyo
Abye Ahmed ayaa Caalamka ka codsaday in Eretarea Cunaqabateenta laga qaado dunidana calaaqad wanaksan la sameeso Eretarea .

Wuxuu warqad usoo diray Villa Somalia oo ku codsanayay in Madaxweyne Farmaajo ku tago dalka Eretarea si oo u tuso Eretaea in geeska Africa ee maamusho dowlada Ethiopia.

Dowlada Somalia oo noqtay Mamul ka mida mamulada hoos taga Adis Ababa sababtu maxee tahay?

Dowlada Somalia wexee ku dhaqmeesa Siyaasad loogu soo maan guurshay Adis ababa oo Cidii Ethiopia dagaal kala dhaxeeyo Somalia colaad u qaado Cidii ee jeclaato Ethiopia Somalia ee jeclaato danta dalkeena laga hor mariyo danaha Dowlada Ethiopia .

Loading...

Madaxda dowlada Ethiopia wexee ku fikiraan mar walbi in mar un dhulka Somalida ka madax banan mar un usoo gacan galiyaan dadyowga Ethiopia balse kuwa Somalida wexee ku fikiraan sideen kusii fadhin lahayeen kursiga .


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...