[Topnews:-] Taliyaha Boliiska Saacid DhilaKoriye oo shaqo ka eryis iyo caay iskuugu deray gabadh Abgaal oo taliye ka aheyd ?

0
Saturday May 13, 2017 - 14:44:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 19196
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 9 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Taliyaha Boliiska Saacid DhilaKoriye oo shaqo ka eryis iyo caay iskuugu deray gabadh Abgaal oo taliye ka aheyd ?

    Waagacusub.com - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Saacid DhilaKoriye oo u dhashay beesha Daarood gaar ahaan Leelkase ayaa shaqadii ka eryay Dhame Sahra Cali Xasan oo aheyd Taliyaha Degmadda Xamar Jajab ee Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Saacid DhilaKoriye oo u dhashay beesha Daarood gaar ahaan Leelkase ayaa shaqadii ka eryay Dhame Sahra Cali Xasan oo aheyd Taliyaha Degmadda Xamar Jajab ee Muqdisho.

Dhamme Sahra oo noqotay gabadhii ugu horeeysay ee taliye Degmo ah ayaa u dhalatay beesha Hawiye gaar ahaan Abgaal Cismaan, Wacbuudhan, Daud .

Taliyahii Degmadda Xamar Jajab Sahra Xasan ayaa xilka laga qaaday laba maalmood kadib markii ay Maxkamadda horgeeysay Meeyd, Gacan ku dhiiglihii dilay iyo hubkii uu watay laakiin halkii ay abaalgud ka sugeeysay wuxuu taliye Saacid Dhila koriye ugu jawaabay " Abgaal raggooda ayaan wax gelin,adigoo naaga inaad noqotid taliye Degmo waxeey caay ku tahay Dowladnimadda Somaliaā€¯

Sikastaba ha ahaatee, Dhamme Sahra Xasan waxeey aqbashay xilka qaadista mana jiraan cid ka hadashay ama ka dhiidhisay dulmiga ay kala kulantay Saacid Dhila koriye oo hooyaddii tahay Mareexaan uu dhalay ina Xaaji Massale.


Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...