[Wardegdega] Wasiir ku xigeenka gaashindhiga Somalia oo Qarax lala beegsaday

0
Thursday August 23, 2018 - 19:58:24 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2448
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Wardegdega] Wasiir ku xigeenka gaashindhiga Somalia oo Qarax lala beegsaday

    War dag dag ah Wasiir ku xigeenka Gaashandhiga Dowlada Somalia oo Qarax lala beeksaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War dag dag ah Wasiir ku xigeenka Gaashandhiga Dowlada Somalia oo Qarax lala beeksaday

Waagacusub.com Qarax miino oo dhulka lagu aasay ayaa duhurnimadii maanta waxa uu  ka dhacay meel ku dhow xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Degmadda Deyniile ee Gobolka Banaadir.


Loading...

 Qaraxaan ayaa la sheegay in lala eegtay Kolonyo uu la socday wasiir ku xigeenka wasaaradda gaashaandhiga ee dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Collaad Rooble.


War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Al Shabaab ayey ku sheegatay mas’uuliyadda kolonyada wasiir ku xigeenka lala eegtay

"Saraakiil ka tirsan Shabaab ayaa inoo soo sheegay in kolonyada la beegsaday ka soo baxday xarunta wazaarada gaashaandhiga, islamarkaana uu qaraxu qabsaday xilli ay marayeen agagaarka xero Jarmalka” ayaa lagu yiri war lagasii daayay warbaahinta Shabaab.

 

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...