War Deg Deg:-Dil Goordhaweyd Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0
Monday August 27, 2018 - 12:51:52 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2050
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg:-Dil Goordhaweyd Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

    War Deg Deg Dil Goordhaweyd Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Dil Goordhaweyd Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Waagacusub.com Kooxo hubeysnaa ayaa goordhaweyd magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxa ay ku dileen wiil dhalinyaro ahaa.


Dilkaan ayaa ka dhacay Isgoyska Siinaay ee Magaladada Muqdisho.

Sida ay inoo xaqiijiyeen dad goob-joogayaal ah,rag ku hubeysnaa bastooladdo ayaa geystay falka dilka ah ,waxayna durbadiiba ay ka baxsadeen goobta uu dilka ka dhacay.


Loading...

Dilka kadib waxaa goobta soo gaaray ciidamadda amaanka Dowladda Soomaaliya,waxaana socda baaritaano lagu baadi-goobayo ragii ka dambeeyay dilka.

Dhanka kale meydka wiilka dhalinyaradda ahaa ee la dilay ayaa la geeyay Isbitaalka Jaziira oo ku yaalla Isgoyska foloronsa.


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...