Gudoomiyaha dagmada Xamar weyne oo Xabsiga loo taxaabay kadib markuu R.W. Khayre iyo golahiisa ku tilmaamay kuwii ugu Musuq Maasuqa badna ee abid Soo maro Somalia

0
Wednesday September 05, 2018 - 15:09:06 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2127
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha dagmada Xamar weyne oo Xabsiga loo taxaabay kadib markuu R.W. Khayre iyo golahiisa ku tilmaamay kuwii ugu Musuq Maasuqa badna ee abid Soo maro Somalia

    Xamarweyne Oo Xabsiga La Dhigay Kadib Markii Ku tilmaamay R.W.Khayre Iyo Golihiisa kuwa ugu Musuq maasuq badan ee abid Somalia soo Mara

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xamarweyne Oo Xabsiga La Dhigay Kadib Markii Ku tilmaamay R.W.Khayre Iyo Golihiisa kuwa ugu Musuq maasuq badan ee abid Somalia soo Mara

Waagacusub.com Warqad ka soo baxday Kusimaha Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna guddoomiye ku xigeenka dhinaca Maaliyadda Gobolka Banaadir ayaa waxaa Shqadii looga joojiyey Guddoomiyaha degmada Xamarweyne Cumar Shariif Maye.

Cumar Shariif Maye ayaa dhawaan sheegay in Xukuumadda Kheyre ay tahay tan  ugu masuqmaasuqa badneyd abid taarikhda dalka iyo sidoo kale waxa uu eedeyn u jeediyey Booliska oo uu sheegay iney qaraxyada iyaga ka dambeeyaan sida lagu sheegay Warqada ka soo baxday Kusimaha guddoomiyaha gobolka Banaadir.

Warqada ayaa waxaa la ogeeysiiyey Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada degmada Xamarweyne,taliska booliska degmada,iyada oo xilka degmada Xamarweyne si KMG loogu dhiibay ku xigeenkiisa Amniga iyo siyaasada.

Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...