War dag dag ah Wasaarada Arimaha Dibada Ethiopia oo sheektay in Somalia eesan wax luga ku laheen heshiiska Eritrea iyo Jabuuti

0
Friday September 07, 2018 - 14:38:13 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2720
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    War dag dag ah Wasaarada Arimaha Dibada Ethiopia oo sheektay in Somalia eesan wax luga ku laheen heshiiska Eritrea iyo Jabuuti

    Wasaarada arimaha dibada Ethiopia oo sheektay in Somalia eesan wax luga ku laheen heshiiska Eritrea iyo jabuuti

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaarada arimaha dibada Ethiopia oo sheektay in Somalia eesan wax luga ku laheen heshiiska Eritrea iyo jabuuti

Waagacusub.com Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya waxay sheegtay in Itoobiya ay hormuud ka tahay sidii la isugu soo dhaweyn lahaa Jabuuti iyo Eriteria, waxayna xustay in PM Abiy Axmed uu hoggaan u yahay sidii la isugu soo dhaweyn lahaa. Waxaa kale oo xustay in Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya & midka Eriteria ay booqdeen Jabuut maalintii shalay ahayd. 


Loading...

Marnaba ma soo hadal qaadin Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha Soomaaliya. 


Meesha waxaa ka cad in dowlada Somalia ee tahay mid lagu dan gaarayo oo eesan aheen mid hoosha iyadu damacday inee qabato 


Dowlada Ethiopia sooma hadal qaadin haba yaraate in Dowlada Somalia lug ku leedahay dib u heshiisinta Eritrea iyo Jabuuti taas badalkeedan wexee sheegatay in iyada kaliya masuul ka tahay isku keenida Jabuuti iyo Eritrea 

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...