[War degdeg:-] Maamul Goboleedyadda oo Xiriikii U Jaray Dowlada Dhaxe

0
Saturday September 08, 2018 - 12:57:24 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2175
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War degdeg:-] Maamul Goboleedyadda oo Xiriikii U Jaray Dowlada Dhaxe

    War Deg Deg-Maamul Goboleedyadda oo Xiriikii U Jaray Dowlada Dhaxe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg-Maamul Goboleedyadda oo Xiriikii U Jaray Dowlada Dhaxe

(WAAGACUSUB.COM ) Madaxweynayaasha Maamul goboleedyadda dalka ka jira oo shir ku lahaa 3-maalin aynu soo dhafnay magaaladda Kisamayo ayaa shirkooda kasoo saaray war-murtiyeed.


Loading...

Golaha iskaashiga ayaa isku raacay in la hakiyo xiriirkii ay lahaayeen Dowladda Dhexe ee Soomaaliya, tan iyo inta ay ka fulineyso heshiisyadii hore u dhex maray labada dhinac.

Sidoo kale Golaha ayaa ka hadlay Iskaashiga dowlad-goboleedyada,Amniga,Dhaqaalaha iyo Hannaanka geedi socodka guud ahaan Siyaasadda dalka.


Shirkaan waxaa ka qeyb galay Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyadda Puntland,Galmudug, Hir-shabeelle,Koonfur Galbeed Soomaaliyeed, iyo Jubba-and oo marti loo ahaa.



Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...