[Topnews:-] Garabka Farmaajo oo Mooshin ka dhana Ra'isulwasaaraha bilaabay ?

0
Sunday September 16, 2018 - 02:37:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 5830
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 4 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Garabka Farmaajo oo Mooshin ka dhana Ra'isulwasaaraha bilaabay ?

    Waagacusub.com - Garabka Madaxweyne Farmaajo ayaa bilaabay olole balaaran oo ay ku doonayaan iney baarlamaanka ku horgeeyaan mooshin xilka looga qaadaa Ra'isulwasaare Xasan Cali Kheyre oo ay ku eedeeyeen qodobadda hoos ku qoran.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Garabka Madaxweyne Farmaajo ayaa bilaabay olole balaaran oo ay ku doonayaan iney baarlamaanka ku horgeeyaan mooshin xilka looga qaadaa Ra'isulwasaare Xasan Cali Kheyre oo ay ku eedeeyeen qodobadda hoos ku qoran.
1- Inuu xiriir toosa la yeeshay Emirate-ka Carabta.
2- Inuu soo dhaweeyn u sameeyay Madaxweynahii hore `Xasan Sheekh Mohamud isagoo u diray xubno ka tirsan Wasiiradiisa.
3- Inuu ka shaqeeyay khilaafka heerka xun gaaray ee Villa Somalia iyo maamul goboleedyadda u dhaxeeya.
4- Inuu diiday isku shaandheeyn Madaxweyne `Farmaajo ka codsaday inuu ku sameeyo gollahiisa Wasiiradda.
5- Inuu ka horyimid in Xisbigga Tayo noqdo Xisbigga kooxda Nabad iyo nolol loo diiwaangelinaa Xisbiyadda Qaran.
6- Inuu bilaabay olole uu ku furanaa Xisbi magaciisu yahay NABAD & NOLOL taas oo ka dhigan inuu yahay Musharaxa sanadka 2020 u tartamaya Madaxweynenimadda Somalia.
khilaafka ayaa xoogiisa soo shaac bixi doono todobaadyadda soo socda waloow caawa Muqdisho lagu qarxiyay Nin ka mida Xildhibaanadii qoraayey mooshinka xilka tuurista Ra’isulwasaaraha oo la filaayo in todobaadkaan baarlamaanka loo gudbiyo.
Sikastaba ha ahaatee, waxaa la eegayaa garabyadda Farmaajo iyo Kheyre kan xoog badnaada.

Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...