Dowlada Somalia oo dhabarka ka toogatay Turkiga misna garab istagtay Saudi Arabia

0
Monday October 15, 2018 - 12:55:01 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2644
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Dowlada Somalia oo dhabarka ka toogatay Turkiga misna garab istagtay Saudi Arabia

    Dowlada Somalia oo dhabarka ka jabisay Turkiga wexeena si toosa u garab istagty Saudi Arabia aqriso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlada Somalia oo dhabarka ka jabisay Turkiga wexeena si toosa u garab istagty Saudi Arabia aqriso
Waagacusub.com Dawladda Soomaaliya  ayaa shaacisay in ay si dhamaystiran u garabtaagantahay boqrtooyada carbeed ee Sucuudiga , sidoo kale kana soo horjeedo kuwo ay ku tilmaantay in ay isku dayeyaan in ay xumeeyaan oo waxyeeleeyaan kaalinta iyo dhaqaalaha Suciidiga.

Sidaa waxa lagu sheegay warmurtiyeed loogu talo galay in si degdeg lagu baahiyo oo ka soo baxay wasaaradda arimaha dibedda Soomaaliya , kuna taariikhaysnaa 14/10/2018.

Loading...

Garab-istaagan ayaa ku soo beegmaya xil uu sucuudigu cadaasi badan kala kulmay waagii la waayey wariye Jamaal Khaashoqji oo loo malaynayo in lagu khaarajiyey gudaha qunsiliyadda Sucuudiga ee magaalada Istanbuul.

Dowlada Somalia ayaa dhabarka ka jabisay Dowlada sida dhabta ah u garab istaagtay umada Somaliyeed xili aan u baahnen garab walal nimo waxana nasiib daro ah in dowlada Somalia danaha qaaska ah ee ka hor mariso danaha guud ee dalka 

Dowlada Saudi Arabia waxaan ognahy inee mar walbo ka shaqeeso bur burinta iyo bahdilka dalka iyo dadka 



Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...