Ajaaniib Badan Oo Ku Qulquleysa Puntlan

0
Wednesday October 17, 2018 - 11:36:25 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2377
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ajaaniib Badan Oo Ku Qulquleysa Puntlan

    Ajaaniib Badan Oo Ku Qulquleysa Puntlan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ajaaniib Badan Oo Ku Qulquleysa Puntlan

Waagacusub.com Maamulka Puntland ayaa sheegay in xadka ay ka baxeen tirada ajaaniibta ah ee ku qulquleysa deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaasi.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Injineer C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa sheegay in ajaaniibta ku sugan Puntland ay ku dhow yihiin iney ka bataan dadka Soomaaliyeed ee dhulka leh.

Waxa uu sheegay in sanadkii lasoo dhaafay deegaannada Puntland soo galeen ajaaniib ka badan 47 kun, isaga oo ka digey sii socoshada dadkaasi.

Camey ayaa faray laamaha ammaanka iney ka shaqeeyaan sidii loola socon lahaa ajaaniibta sharci darrada ku galeysa deegaannada Puntland.

Inta badan Puntland ajaaniibta gasha waxaa ugu badan muwaadiniinta u dhalatay dalka Itoobiya.

Mamulka Puntland ayaa kamuujiyay cabsi balaran Ajaanibta kusoo qul quleeso deeganadoda oo hadda cago badan aan ku taagnen Amnigooda 


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...