[Madaxweyne Xaaf] : hadii gobolada gubtaan gaar ahaan Galmudug, wallaahi in aysan Xamar nabad ahaaneyn

0
Sunday October 21, 2018 - 21:18:09 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2496
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Madaxweyne Xaaf] : hadii gobolada gubtaan gaar ahaan Galmudug, wallaahi in aysan Xamar nabad ahaaneyn

    Waagacusub.com Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa wuxuu sheegay hadii maamul goboleedyada rabshado iyo burbur uu ka bilawdo gaar ahaan Galmudug in aysan nabad ahaan doonin Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa wuxuu sheegay hadii maamul goboleedyada rabshado iyo burbur uu ka bilawdo gaar ahaan Galmudug in aysan nabad ahaan doonin Muqdisho.

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa wuxuu sheegay hadii maamul goboleedyada rabshado iyo burbur uu ka bilawdo gaar ahaan Galmudug in aysan nabad ahaan doonin Muqdisho.

Hadalkan wuxuu ka sheegay kadib markii maanta uu khudbad ka jeediyay shirka madaxda maamul goboleedyada oo ka furmay magaalada Garowe, kaasi oo looga hadlayo arrimo la xiriira xaalada siyaasadeed ee dalka.Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa wuxuu sheegay hadii maamul goboleedyada rabshado iyo burbur uu ka bilawdo gaar ahaan Galmudug in aysan nabad ahaan doonin Muqdisho.

Hadalkan wuxuu ka sheegay kadib markii maanta uu khudbad ka jeediyay shirka madaxda maamul goboleedyada oo ka furmay magaalada Garowe, kaasi oo looga hadlayo arrimo la xiriira xaalada siyaasadeed ee dalka.

Waxaan u sheegayaan oo aan jeclahay inaan fariin u dhiibo madaxda federaalka, hadii gobolada gubtaan gaar ahaan Galmudug, wallaahi in aysan Xamar nabad ahaaneyn.” ayuu yiri madaxweyne Xaaf.

Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa soo hadal qaaday arrimaha ammaanka, wuxuuna sheegay in dowladda ay ku fashilantay inay wax ka qabato arrimaha ammaanka, islamarkaana keliya ay ku soo aruurtay wadada Maka Al Mukarama.

Khubadaha kala duwan ee ay jeediyeen madaxda maamul goboleedyada ee ku shirsan magaalada Garowe ayaa intooda badan waxa ay ku dhaliilayeen dowladda federaalka oo ay muujinayeen inay ka gaabisay wada shaqeynta dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...