[Ciidanka DFS]: iyo Kuwa AMISOM Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe

0
Tuesday October 23, 2018 - 14:31:04 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1830
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Ciidanka DFS]: iyo Kuwa AMISOM Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe

    Waagacusub.com- Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa waxay maanta la wareegeen deeganno ka mid ah gobolka Shabellaha Dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa waxay maanta la wareegeen deeganno ka mid ah gobolka Shabellaha Dhexe.

Wararka ayaa waxay sheegayaan in ciidankan oo ka kala tagay Hiiraan iyo deegaanno kale oo Sh/dhexe ah ay la wareegeen deegaanka Fiidow oo muddo maamulayeen Al-shabaab iyo deegaanno kale oo ku dhow.

Lama soo sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay dagaal kooban oo ay la galeen Al-shabaab, iyadoo sidoo kale ay ciidanka qabsadeen deegaanno kale oo ku dhow deegaanka Fiidow.

Fiidow ayaa qiyaastii 50-km u jiraa degmada Jowhar, waxaana ciidanka howlgalka ku qabsaday isugu jiraan xoogga dalka AMISOM, gaar ahaan ciidanka ka socda Itoobiya iyo Jabuuti.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale



Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...