[DEG DEG]:-Shariif Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga

0
Wednesday October 24, 2018 - 21:24:57 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1959
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG]:-Shariif Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga

    Waagacusub.com- War Goordhow naga soo gaaraya Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed loo doortay Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- War Goordhow naga soo gaaraya Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed loo doortay Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada.

Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa maalmahaan shir uga socday Magaalada Garoowe,waxaana Caawa ay u doorteen Guddoomiye,iyad aoo uu horay guddomiye u ahaa Cabduweli Maxamed Cali Gaas oo ah madaxweynaha Puntland.

Macada waxa xilligaan ku soo beegay in Shariif Xasan ay u doortaan inuu noqdo guddoomiyaha Golaha Iskaashiga,iyada oo uu dheeraaday waqtigii loogu talo galay shirkooda ee Magalada Garoowe.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...