[Saalax ]Jamaal Khashoggi Oo Haysta Dhalashadda Maraykanka Oo Gaaray Washington

0
Thursday October 25, 2018 - 22:43:29 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2607
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Saalax ]Jamaal Khashoggi Oo Haysta Dhalashadda Maraykanka Oo Gaaray Washington

    Waagacusub.com- Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Safar uu Magalada Washington ku tagay Wiilka uu dhalay Jamaal Khashoggi. Wakaalladda Wararka ee REUTERS oo soo xigatay ehelo ku dhow Qoyska Jamaal Khashoggi ayaa baahisay in Saalax Jamaal o

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Safar uu Magalada Washington ku tagay Wiilka uu dhalay Jamaal Khashoggi. Wakaalladda Wararka ee REUTERS oo soo xigatay ehelo ku dhow Qoyska Jamaal Khashoggi ayaa baahisay in Saalax Jamaal oo ah curudka Saxafigii la dilay uu xalay (Arbaco) ka dhoofay Sacuudiga oo u ambabaxay Maraykanka.
Saalax Jamaal Khashoggi oo dhalashada Maraykanka haysta ayaa muddo ku xanibnaa Sacuudiga, iyadoo lagu soo rogay xayiraad dhanka Safarka.
 
Dhinaca kale, Telefishinka Aljazeera ayaa xaqiijiyey in Saalax J. Khashoggi iyo Qoyskiisa ku sugnaa Sacuudiga u ambabaxeen  Maraykanka.
 
Si kastaba ha ahaatee, Warbaahinta Sacuudiga Kama hadlin safarka Qoyska Jamaal Khashoggi.

Loading...


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...