[Somaliland]: Mucaaradka Oo Xukuumadda Ku Eedeeyey Inay Dhageysato Telefoonnada

0
Saturday October 27, 2018 - 15:33:26 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1093
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Somaliland]: Mucaaradka Oo Xukuumadda Ku Eedeeyey Inay Dhageysato Telefoonnada

    Waagacusub.com- Xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland ayaa cambaareeyay qalab ay sheegeen in ay soo iibsatay xukuumadda Somaliland kaasi oo ay sheegeen in lagu dhagaysanayo codadka telefoonnada muwaadiniinta, hoggaamiyeyaasha mucaaridka ah iyo diblom

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland ayaa cambaareeyay qalab ay sheegeen in ay soo iibsatay xukuumadda Somaliland kaasi oo ay sheegeen in lagu dhagaysanayo codadka telefoonnada muwaadiniinta, hoggaamiyeyaasha mucaaridka ah iyo diblomaasiyiinta. War qoraal ah oo xisbiga UCID soo saaray maanta ayaa lagu sheegay in sidoo kale xukuumaddu la socon doonto farriimaha iyo lacagaha (electronic) ah ee ay bulshadu isku dirayso.

Hase ahaatee xukuumadda Somaliland oo horey uga hadashay qalabkan ayaa sheegtay in aanay haysan qalab lagu dhagaysanayo telefoonnada.


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...