[Topnews:-] Faransiiska oo Ciidanka Badda Ethiopia garab istaagay - Habasha Tv
Waagacusub.com - Dowlada Faransiiska ayaa balan qaaday inay gacan weeyn ka geeysanayaan dhismaha Ciidanka badda ee Ethiopia.
Danjire Frederic Bontems oo ah danjiraha u fadhiya France dalka Ethiopia ayaa warka cadeeyay.
"Marka la eego nabada Afrikada Barri Ethiopia kaalinta ay ku leedahay dhismaha ciidamada badda ee ethiopia waa arrin wanaagsan,” ayaa laga xigtay sida u sheegay Habasha TV.
"Waan aqbalnay tageerada dhismaha ciidanka badda ee Ethiopia,” ayuu danjiruhu sheegay.
"Waxaan ku farxsan nahay in ciidanka badda ee Faransiiska ee jooga Jabuuti u fursad u heli doono inay wada shaqeeyan midka Ethiopia.”
Ciidanka badda ee ethiopia waxay hoowshisi dhamaatay marki Eritrea ay gobanimada qaadatay 1991 halkaana Ethiopia ay ku noqotay dal an xeeb laheeyn.
Dakada Casab ee Eritrea ayaa xeeb u ahayd Ethiopia.
Xigasho - AliMusa Abdi