[Safarka] Cabdi Shire Ciyaar jecel uu ku tagay JigJiga danta ku hoos dugan-colaad qabiil

1
Tuesday December 25, 2018 - 08:10:37 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 5038
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Safarka] Cabdi Shire Ciyaar jecel uu ku tagay JigJiga danta ku hoos dugan-colaad qabiil

    Waagacusub.com- Abdi Shire Ciyaar jecel ayaa u tagay jigjiga in Mustaf Cagajar garab ku siiyo sidii loo ridi lahaa Madaxweynaha Jubba Land Ahmed Madoobe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Abdi Shire Ciyaar jecel ayaa u tagay jigjiga in Mustaf Cagajar garab ku siiyo sidii loo ridi lahaa Madaxweynaha Jubba Land Ahmed Madoobe

Warar hor dhac ah ayaa inoo xaqiijiyay in Mustaf Cagajar loo balan qaday lacago fara badan haduu dagalka lagula jiro Ahmed Madoobe garab ku siiyo Dowlada Fedralka Somalia 


Loading...

Damac Abdi Shire Ciyaar jecel ayaa ah in jubba land loo gacan galiyo Beesha oo Sheekto Ee Mareexaan waloo uusan u dhalan 


Ahmed Madoobe ayaa ah Shaqsiga labaad Ee u calamesn Villa Somalia wexena geed gaban iyo mid dheer u korayan inee Xilka ka tuuran 


Mustaf Cagjar wuxuu u muuqda mid fulin doona danaha Abdi Shire loo soo wakiishay oo ah ka taqalusida Madaxweynaha Mamulka Jubba land 



Loading...

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...