[Topnews] Sarkaal Mareexaana oo dhaawacyadii Habargidir ee Kaxandhaale diiday in Garoonka Muqdisho laga dejiyo ?

3
Friday December 28, 2018 - 08:22:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4804
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Topnews] Sarkaal Mareexaana oo dhaawacyadii Habargidir ee Kaxandhaale diiday in Garoonka Muqdisho laga dejiyo ?

    Waagacusub.com - Maareeyaha garoonka diyaaradaha Muqdisho Cabdi Ashkir oo u dhashay beesha Wagardhac Mareexaan ayaa hor istaagay Ambalaasyo garoonka Muqdisho ka qaadi rabay Saraakiil iyo xoolo dhaqato ku soo dhaawacmay weerarkii Maleeshiyadda Mareexa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Maareeyaha garoonka diyaaradaha Muqdisho Cabdi Ashkir oo u dhashay beesha Wagardhac Mareexaan ayaa hor istaagay Ambalaasyo garoonka Muqdisho ka qaadi rabay Saraakiil iyo xoolo dhaqato ku soo dhaawacmay weerarkii Maleeshiyadda Mareexaan ku qaadeen . Maareeyaha garoonka ayaa amar ku bixiyay ineysan Ambalaasyadda gudaha garoonka geli karin iyadoo shalayna uu fasaxay ambalaasyo qaaday dhaawacyadii dadka u dhashay beesha Mareexaan ee Kaxandhaale ku dhaawacmay.
Siyaasiyiinta, Waxgaradka iyo ganacsatada Hawiye ayey la yaab iyo amakaag ku noqotay qabyaaladda qaawan ee Maareeye Cabdi Ashkar ku dhiiraday laakiin falka nuucaana wuxuu ka marqaati kacay in siyaasiyiinta Mareexaan weli gumeeysanayaan Hawiye 49 sano kadib.
Haddii Gedo iyo Caabudwaaq uusan qof Hawiye ah joogin, xilna ka qaban karin maxeey tahay sababta nin Mareexaana maareeye uga noqday garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Sikastaba ha ahaatee, Mareexaan waxey laayeen,dhaceen,kufsadeen beelaha Majeerteen,Hawiye ,Isaaq iyo Raxanweyn laakiin 28 sano kadib markii leeyska xoreeyay waxeey dib u gumeeysanayaan weli Hawiye iyo Raxanweyn ,halka dhinaca kale Majeerteen iyo Isaaq ay gidaar weyn ka xirteen gumeeysiga Mareexaan.

Loading...

Loading...

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...