[War Deg-deg ah;]Gaari ku qarxay goordhow magaalada Muqdisho

0
Wednesday January 16, 2019 - 17:11:50 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2258
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Deg-deg ah;]Gaari ku qarxay goordhow magaalada Muqdisho

    Waagacusub.com- Qarax xoog leh oo laga maqlay inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay meel ku dhow isgoyska Banaadir ee degmada Hodon.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Qarax xoog leh oo laga maqlay inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay meel ku dhow isgoyska Banaadir ee degmada Hodon.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxan uu ahaa mid lala beegsaday gaari noociisu ahaa qooqan balse makala cadda in qaraxa uu ahaa mid gaariga lagu soo xirey iyo inuu ahaa mid kale.

Halka uu qaraxa ka dhacay oo ah goob mashquul badan ayaan illaa iyo hadda la ogeyn khasaaraha ka dhashay qaraxan.

Dhowaan ayaa sidoo kale qarax waxa uu ka dhacay meel aan ka fogeyn halka uu qaraxan ka dhacay.

Ali Aadan Hashi 


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...