[Topnews] Kenya oo u hanjabtay Somalia "Dalal ayaa dagaal u galay wax aad uga yar arrintan oo kale"

0
Friday February 22, 2019 - 00:32:40 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2671
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Topnews] Kenya oo u hanjabtay Somalia "Dalal ayaa dagaal u galay wax aad uga yar arrintan oo kale"

    Kenya weey goodineysaa, wax jilicsana ma doonayaan sida Wasiirada Arimaha dabada maanta tiri Juma. "Dalal ayaa dagaal u galay wax aad uga yar arrintan oo kale", ayey tidhi Ms Juma Juma ayaa sheegtay in Kenya ay wali Soomaaliya ka sugeyso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kenya weey goodineysaa, wax jilicsana ma doonayaan sida Wasiirada Arimaha dabada maanta tiri Juma. "Dalal ayaa dagaal u galay wax aad uga yar arrintan oo kale", ayey tidhi Ms Juma Juma ayaa sheegtay in Kenya ay wali Soomaaliya ka sugeyso jawaab faahfaahsan oo ku saabsan arrimaha ugu waaweyn ee lasoo hadal qaaday, iyadoo dhanka kalena xustay in Kenya ay aad isugu dayeyso iney "isxakameyso", oo aysan tallaabo xad-dhaaf ah qaadin.....

Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa goor dhoweyd soo saartay jawaab celin ku saabsan qoraalkii ay dowladda Somalia u dirtay ee ku saabsanaa muranka Badda ay sheegatey Kenya inay leedahay ee Somalia ay ka baareyso shidaalka iyo Gas-ka.

Qoraalka oo ka koobnaa 6 bog iyo 26 qodob ayaa mid mid looga jawaabay qoraalkii dowladda Somalia, waxaana lagu soo bandhigay khariirad caddeyn ah, iyadoo lagu sheegay in Kenya ay weli caddeyn ka sugeyso Soomaaliya, iyadoo aan ka tanaasuleynin hal Inch oo ka mida xuduudkeeda.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA KENYA


Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...