[Wariyaha] weyn Larry King oo ka sheekeeyay Faraatigii ay siisay gabadh jecel kadibna uu siiyay gabadh uu jeclaay ?

0
Friday February 22, 2019 - 02:24:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2271
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    [Wariyaha] weyn Larry King oo ka sheekeeyay Faraatigii ay siisay gabadh jecel kadibna uu siiyay gabadh uu jeclaay ?

    Waagacusub.com - Wariyaha rug caddaaga ah ee Larry King ayaa ka sheekeeyay dhallinyaro nimadiisii..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Wariyaha rug caddaaga ah ee Larry King ayaa ka sheekeeyay dhallinyaro nimadiisii..

Wuxuu yiri "Maalinta Jaceeylka adduunka ayaa gabar i jecel waxeey isiisay faraanti, kadib faraantigii ayaan siiyay gabar kale oo aan jeclaa, laakin isla galabtii ayaan faraantigii ku arkay nin aan saaxiib nahay oo aad iigu dhawaa".. Waan weeydiiyay "War ninyahow faraantigaan xagee ka keentay?!!!

Wuxuu yiri "Waxaa isiisay gabar i jecel laakin waxaan siin rabaa gabar aan jeclahay"...

Waxaase yaab laheeyd gabadha uu jecelyahay ee uu siin rabo waa gabadhii ijecleeyd ee Faraantiga iisoo hadiyadeeysay...

Ugu dambeey wuxuu yiri "Waxaan garan waayay qofkeenna Khaa'inka ah!!!"?

By Nur Ismail Sheikh


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...