[Dowlada Somalia] oo fududesay dilkii Xildhibaan Cismaan Boqorre AUN

0
Sunday February 24, 2019 - 15:39:10 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 3387
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 2 0
  • Share via Social Media

    [Dowlada Somalia] oo fududesay dilkii Xildhibaan Cismaan Boqorre AUN

    Waagacusub.com- Waxaa Shalay lagu dilay Dagmada kaaran ee Gobolka Banadir Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre ayaa ka mid ahaa xildhibaanada ugu caansan baarlamanka Soomaaliya, wuxuuna xubin baarlamaan ahaa tan iyo do

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Waxaa Shalay lagu dilay Dagmada kaaran ee Gobolka Banadir Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre ayaa ka mid ahaa xildhibaanada ugu caansan baarlamanka Soomaaliya, wuxuuna xubin baarlamaan ahaa tan iyo dowladdii KMG ahayd.

Allaha u naxariistee Xildhibaan Boqorre ayaa mar soo noqday guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaankii KMG ee lagu soo dhisay dalka Kenya, dowladdii uu madaxweynaha ka ahaa Allaha u naxariistee Cabdullaahi Yuusuf. Sidoo kale waxaa uu ahaa ninka ugu da’da weyn baarlamaanka Soomaaliya. 


Loading...

Xildhibaan BOQORE waxaa ilaalin jiray Ciidamo police ah oo ay dowlada siisay balse markuu ku biiray Xildhibanada Mucaradka ah Mamulka Farmaajo wexee kala labatay Ciidamadii police ka aha ee ilaalada u aha Marxuumka


Senator Hussein Sheikh Mohamud oo ay kawada tirsanayen Xisbiga Midowga Nabada & Hormar ayuu u sheegay in Ilaaladisa ay dowlada kala labatay wuxuna yiri waxan ka baqaya in la idilo balse isbuucyo kadib waa la dilay Marxuum Cismaan Boqore AUN 


Madaxweyne Mohamed Abdulahi Farmaajo ayaa u arka cid walbo oo mucarad ku ah Cadow xitaa xildhibanadii shalay doortay oo u arkayay inuu yahay Shaqsi samata bixin kara dalka balse markii ay arkeen ka niyad jabay wax qabad la anta Madaxweyne Farmaajo 


Celcelis ahan Moqdisho isbuuc walbo waxa lagu dila in ka badan 50 ruux oo iskugu jira Shaqale dowladed Ganacsato & dad rayid ah


Ali Aadan Hashi

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...