[Xukuumadda] Soomaaliya oo heshiiskii uga baxday Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe
Waagacusub.com- Ismarin waa siyaasadeed ayaa soo kala dhex halay Xukuumadda iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe, oo Muqdisho u yimid saxa dhameystirka heshiiska labada dhinac oo Kismaayo kasoo billowday.
Qodobadda la isku mari waayey waxaa kamida
1, kaalinta dowladdu ay rabto in ay ku yeelato maamulka Doorashada Jubland.
2, Axmed Madoobe oo diiday in dowladdu doorashada jubaland maamusho, waxa uu ogalaaday kaliya in kor joogto ayka noqoto, oo dadka deegaanku ay masiirkooda ka arinsadaan.
3, Xukuumaddu waxa ay dalbatay in Musharaxiinta dowladdu taageerayso jubaland ay la tagaan Hub, gaadiid iyo Ciidan, Axmed Madoobe waa diiday, qodobkaasna waa la isku hor fadhiyaa.
Xogtan waxaa bixiyey xubno katirsan xaafiiska ra'iisul wasaaraha!
[Xukuumadda] Soomaaliya oo heshiiskii uga baxday Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe
Waagacusub.com- Ismarin waa siyaasadeed ayaa soo kala dhex halay Xukuumadda iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe, oo Muqdisho u yimid saxa dhameystirka heshiiska labada dhinac oo Kismaayo kasoo billowday. Qodobadda la isku mari waayey waxaa kam