
Maxaad ka taqaan Shaqsiyaadka loo adeegsaday burburinta Galmudug iyo bahdilka Habargidir ?
Shaqsiyaadka u dhashay Habargidir waxey kala yihiin:-
[A]- Beesha SACAD HABARGIDIR.
1- Jeneral Cabdiweli Gorod
2- Jeneral Cabdiqeybdiid
3- Liiban Shuluq
4- Xildhibaanad Ubax Tahliil
5- Cabdicasiis Qooje Dagaari
—————————
[B]- Beesha Saleebaan Habargidir.
1- Wasiir Axmed Qoor qoor
2- Xildhibaan Abtidoon Yare
3- Taliye Saadaq Joon
4- Taliye Farxaan Qaroole
————————————
[C]- Beesha Ceyr Habargidir.
1- Wasiir Sabriye Qarfaan
2- Senator Jawaahir
3-Macalin Maxamuud Sheekh Xasan.
4- Cali Cabdi Wardheere [Cali Jeeb ku jire]
5- Ugaas Cabdi Dahir Cagajabeey
———————————————
[D] - Beesha Saruur Habargidir.
1- Xildhibaan Xersi Cirtoogte
2- Xildhibaanad Maryan
———————————————
[E] - Beesha Duduble Habargidir.
1- Senator Yusuf Dhagey Ugaas
2- Xildhibaan Geesey
3- Wasiir Abdullahi Weheliye
————————————————
Shaqsiyaadka la dega waxey kala yihiin:-
————————————————
[F] Beesha Murusade Hawiye
1- Ra’isulwasaare Xasan Cali Kheyre
2- Senator Ahmed Dhuxulow Dhegdheer.
3- Xildhibaan Gaafow
4- Xildhibaan Xuseen Iidow
5- Gudoomiye Cali Gacal Casir.
——————————————————
[G] Beesha Mareexaan Daarood.
1- Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo
2- Madaxweyne ku xigeen Mohamed Hashi Carabeey
3- Xildhibaan Cabdi shire Ciyaar jecel
4- Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire Gaal eri
5- Xildhibaanad Sagal Isaq biixi
6- Taliye Abdullahi Kulan.
7- Ganacsade Garyaqaan Ahmed dheere.
Shaqsiyaadka liiskaan lagu qoray magacyadooda waxaa muhiima shacabka Galmudug gaar ahaan Jiilka beelweynta Habargidir iney magacyadooda far waaweyn ku qortaan , lana xisaabtamaan xilli kasta oo waqtigu saamaxo.
Taariikh: 21 September 2019.
Website Habargidir.info
Email: [email protected]
Maxaad ka taqaan Shaqsiyaadka loo adeegsaday burburinta Galmudug iyo bahdilka Habargidir ?
Cadawga Habargidir ayaa Shaqsiyaad u dhashay beesha Habargidir iyo kuwa la dega u adeegsaday burburinta maamulkii Galmudug ee Madaxweyne Xaaf iyo bahdilka beelweynta Habargidir.