[DOWLADA] SOMALIA OO FUDUDEYSAY IN MAR KALE KENYA DACWADDA BADDA DIB U DHIGTO

0
Friday October 04, 2019 - 02:02:19 in Wararka by
  • Visits: 3371
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DOWLADA] SOMALIA OO FUDUDEYSAY IN MAR KALE KENYA DACWADDA BADDA DIB U DHIGTO

    WAAGACUSUB.COM- Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee ICJ ayaa kulan deg deg ah ugu yeertay Soomaaliya iyo Kenya oo uu ka dhaxeeyo muran dhanka xuduudda badda ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WAAGACUSUB.COM- Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee ICJ ayaa kulan deg deg ah ugu yeertay Soomaaliya iyo Kenya oo uu ka dhaxeeyo muran dhanka xuduudda badda ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay.
Arrintan ayaa timid kadib markii Kenya ay codsi cusub u dirtay maxkamadda ayada oo dooneysa in dhageysiga kiiska mar kale dib loo dhigo illaa bisha September ee sanadda 2020.
Maxkamadda ayaa horey u ogolaatay codsiga Kenya ee ahaa in kiiska dib loo dhigo, waxaana dhageysiga dacwadda oo markii hore la qorsheeyey 9-ka September dib loo dhigay illaa 4-ta bisha November ee soo socota.

Codsiga cusub ee Kenya DOWLADA Somaaliya, kama esan hor imanin wexena u badantahay in DOWLADA FARMAJO raali ka tahay damaca Kenya 

Loading...

Waxaa hadda magaalada Hague ee xarunta maxkamadda ku sugan ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo qareenka guud ee Kenya Kennedy Ogeto.

Maxkamadda ayaa la filayaa inay maalmaha soo socda ku dhowaaqdo go’aankeeda ku aaddan codsiga cusub ee Kenya, kadib marka ay dhageysato wakiilada labada waddan ka kala socda. sida ay sheegeen ilo-wareedyada.

Madaxweyne FARMAJO ayaa la kulmay dhigisa Kenya waxana kulanka qaban qabiyay Madaxweynaha dalka Masar CABDUL FITAX AL-SIISII kulanka aya aha mid la isku af gartay laguna heshiyay in Somalia iyo kenya kawada hadlan Muranka bada

Shuradaha FARMAJO dowladisa ay wadato aya ah kaliya in AHMED MADOOBE Jubbaland laga qaado DOWLADA kenyana ee arinka ku caawiso FARMAJO si oo u kensado qof asiga tabacsan si oo mar kale ugu gulesto doorasha soo socota 2021
W/Q/ Ali Adan Hashi 
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...