![](https://waagacusub.com/uploads/waaga_bnr.jpg)
DAAWO Musharax Cabdi Dheere oo Caabudwaaq wacdaro ka dhigay
Waagacusub.com - Musharax Cabdi dheere ayaa gaaray Caabudwaaq iyadoo halkaas ay uga hortageen boqolaal ka tirsan taageerayaashiisa. Cabdi dheere ayaa u muuqda Musharaxa kaliya ee ugu awoodda badan Musharaxiinta u tartameysa Madaxweynaha Galmudug.
DAAWO Musharax Cabdi Dheere oo Caabudwaaq wacdaro ka dhigay
Waagacusub.com - Musharax Cabdi dheere ayaa gaaray Caabudwaaq iyadoo halkaas ay uga hortageen boqolaal ka tirsan taageerayaashiisa.